Somali Eye

Somali Eye Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Somali Eye, Media/News Company, Nairobi.

Isticmaal Vip promo code kan Kuna samayso 1XBET Cusub Oo hel 60% Faaido ah Asbuuc kasta.WAAN HUBAA WAA FAIIDO LAGA QARIY...
25/11/2025

Isticmaal Vip promo code kan Kuna samayso 1XBET Cusub
Oo hel 60% Faaido ah Asbuuc kasta.

WAAN HUBAA WAA FAIIDO LAGA QARIYAYEE.

PROMO CODE ( FAAID11 ).

Madoonaysa inad Faa'iido asbuucle ah ka hesho 1xbet asbuuc kasta Hadaba ku samayso 1xbet kaga cusub VIP PROMOCODE KAN   ...
19/11/2025

Madoonaysa inad Faa'iido asbuucle ah ka hesho 1xbet asbuuc kasta Hadaba ku samayso 1xbet kaga cusub VIP PROMOCODE KAN

FAAID11

11/11/2025

Ceel cad And Galdogob exchange macamiisha reer galdogob soo dhawada
Waxan idiin furnay GALDOGOB EXCHANGE

NAGASOO QABO MACMIIL WHATSAPPKA
+251933997766 ama 0905100391

 : Sida ay xaqiijinayaan ilo wareedyo kusugan magaalada Addis Ababa, dawladdaha Soomaaliya & Itoobiya ayaa wada hadalado...
28/07/2025

: Sida ay xaqiijinayaan ilo wareedyo kusugan magaalada Addis Ababa, dawladdaha Soomaaliya & Itoobiya ayaa wada hadaladooda ku soo qaaday arrimaha la xariira gobalka Gedo & dagaalka DF kuwajahayso dhanka Jubbaland.

Madaxweyne Xassan Sheekh ayaa u gudbiyey RW Itoobiy Abiy Axmed in arrimaha gobalka Gedo looga dambeeyo dhinacyada DFS, meeshana laga saaro dhanka Jubbaland, isagoo dalbaday in ciidamada Itoobiya ee kusugan gobalkaas ay noqdaan kuwa dhinaca DFS garabsiiyo, kana soo horjeesta dhanka Jubbaland, garoomada diyaaradahana ay noqdaan kuwa loo ogolaado ciidanka DFS.

Ilo wareedyo wargal ah ayaa xaqiijinaya in 2da dhinac isku fahmi waayeen galkan, taas oo kaliftay in Madaxweyne Xassan Sheekh ilaa hadda caro kaga maqan yahay labo shir oo qorshuhu ahaa in uu ka qeybgalo.

DEG DEG: Ciidamada Itoobiya oo Rasaas ku Furay Shacab Bannaanbax Ka Dhigayay DoolowWararka naga soo gaaraya degmada Dool...
28/07/2025

DEG DEG: Ciidamada Itoobiya oo Rasaas ku Furay Shacab Bannaanbax Ka Dhigayay Doolow

Wararka naga soo gaaraya degmada Doolow ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in ciidamada Itoobiya ay rasaas ku fureen dad shacab ah oo maanta sameynayay bannaanbax ballaaran. Goob-joogayaal ayaa xaqiijinaya in rasaastaasi ay keentay dhimasho iyo dhaawac, iyadoo shacabka si caro leh uga kala cararay goobta bannaanbaxa uu ka socday.

Bannaanbaxa ayaa la sheegay inuu la xirnaa kacdoon ay shacabka ku muujinayeen dareenkooda ka dhanka ah joogitaanka ciidamada Itoobiya ee ku sugan gobolkaas. Xaaladda ayaa weli kacsan, waxaana jira cabsi laga qabo in rabshado hor leh ay qarxaan.

Ilaa iyo hadda ma jiraan wax war ah oo kasoo baxay dowladda Federaalka ama maamulka deegaanka ku saabsan dhacdadan foosha xun, waxaana shacabka deegaanka ay dalbanayaan in cadaalad deg deg ah loo helo dadka la laayay iyo kuwii dhaawacmay.

Mohamed qoslaaye

  taliyaha Nabad Sugida Qaranka Ee Degmada Doolow Ayaa iska Difaacay Weerar Ay Ku Soo Qaadeen Caawa Ciidamada itoobiya ,...
27/07/2025

taliyaha Nabad Sugida Qaranka Ee Degmada Doolow Ayaa iska Difaacay Weerar Ay Ku Soo Qaadeen Caawa Ciidamada itoobiya ,Waxaana Weerarkaas Qorsheeyay Oo Ka Dambeeyay Gudoomiya Doolow Lafey

Ugu Dambayn Ciidamada Nabad Sugid Qaranka Degmada Doolow Ayaa Cashar u Dhigay iskana Caabiyay Dibna U Riixay Ciidamadii Itoobiyaanka Ahaa Ee Soo Weeraray Xeradooda

Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa dagaal u dhaxeeya ciidamada DFS & Jubbaland oo kasocda magaalada Balad-Xaawo, ...
22/07/2025

Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa dagaal u dhaxeeya ciidamada DFS & Jubbaland oo kasocda magaalada Balad-Xaawo, khasaaraha ayaa sii kordhaya, ilaa hadda 6 askari ayaa la xaqiijiyey dhimashadooda oo 2da dhinac, halka dhaawacana 8 ka badan yahay.

Dhanka Jubbaland taabacsan ayaa qabsaday xarumaha degmada Balad-xaawo & Kastamka ama Hay'addaha socdaalka oo ay gacanta ku hayeen ciidamada dawladda, xiligan xerada loo yaqaano UK oo ah taliska ciidanka DFS ayaa rasaas xoogan laga maqlayayaa agagaarkeeda taas oo magaalada ka baxsan, waxaana halkaas kusugan Cabdirashiid Janan & saraakiil kale oo ay dawladdu saaka halkaas u dirtay, sida ay xaqiijinayaan dadka deegaanka oo dhinacyada ka madax banaan.

Ciidamo gurmad u ah dhanka Jubbaland oo katagay degmada Doolow, ayaa la xaqiijinayaa in ay kaabiga ku hayaan magaaladan, iyadoo yoolka ay JL u socota ay tahay in ay lawareegto xerada UK oo ah saldhiga DFS ay ku leedahay duleedka Balad-Xaawo.

Mid kamid ah diyaaradaha qumaatiga ukaca oo ay DFS u dirtay BaladXaawo saaka ayaa taala xerada UK oo aan kicin.

22/07/2025

Magalada beledxawo ee gobolka gedo iska hor imaad saaka ku dhex maray ciidamo tabacsan jubaland iyo cabdirashid janan
Xalada ayaah ah hadah mid dagan dagal socday saacado looga saray ciidankii tabacsan janan

Lasscaanood: Maamul-dhiska Khaatumo iyo Maakhir ayaa is-faham laga gaadhay, iyada sal looga dhigey degmooyin, laguna qay...
16/07/2025

Lasscaanood: Maamul-dhiska Khaatumo iyo Maakhir ayaa is-faham laga gaadhay, iyada sal looga dhigey degmooyin, laguna qaybsaday ergooyinka dhisaysa maamulka.

Khaatumo 138 = 44.2%
Maakhir 135 = 43.4%
Dadka kale 38 = 12.4%

Ceerigaabo, Laascaanood, Badhan, Dhahar, Laasqoray, Xuddun, Taleex & Buuhoodle ayaa la sheegey in ay noqonayaan maamulka.

Beesha reer Axmed oo dooranaysa gudoomiyaha iyo gudoomiye ku xigeenka ururka dhalinyarada beesha reer Axmed.Sida qorshuh...
16/07/2025

Beesha reer Axmed oo dooranaysa gudoomiyaha iyo gudoomiye ku xigeenka ururka dhalinyarada beesha reer Axmed.

Sida qorshuhu yahay 20/7/2025 xilli bacdal maqrib ah waxaa hoolka xafladaha iyo shirarka ee green park [beerta nabadda] ka dhici doona doorashada gudoomiyaha iyo gudoomiye ku xigeenka ururka dhalinyarada beesha reer Axmed

Hadaba dhamaan cid kasta oo ku abtirsata beesha Reer Axmed waxaa lagu casuumay inay kasoo qaybgalaan doorashadaas.

Kasoo qaybgal kaagu waa noo muhiim.

Puntland ayaa maanta joojisey diyaaraddii Qaadka gayn jirtay Badhan & Qardho oo qaybta u badan uu lahaa sarkaal hoggaami...
16/07/2025

Puntland ayaa maanta joojisey diyaaraddii Qaadka gayn jirtay Badhan & Qardho oo qaybta u badan uu lahaa sarkaal hoggaamiya ciidamada taabacsan Maakhir ee Dhahar.

Address

Nairobi

Telephone

+252907564327

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Eye posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Somali Eye:

Share