Ticket Travel Solutions

Ticket Travel Solutions Ticket Travel Solutions is a licensed travel agency located in Mogadishu, Banaadir Somalia.

The main Office of the Agency is located on Maka-al-mukarama Road, next to the right-side of the Dayah Hotel. Our greatest success comes in serving a large number of satisfied clients who have experienced the joy and inspiration of reliable travel with us. Ticket Travel Solutions has concentrated its efforts in producing quality travel, quick ticket access and visas in domestic and international a

s well. On the other hand, Ticket Travel Solutions specialized in providing cost-effective and quality travel services which include all of the above mentioned services.

Bahda Ticket Travel Solutions waxay macmiisheeda u soo diraysa hambalyada Bisha barakaysan ee Ramadaan.
01/04/2022

Bahda Ticket Travel Solutions waxay macmiisheeda u soo diraysa hambalyada Bisha barakaysan ee Ramadaan.

Bahda Ticket Travel Solutions oo isku duuban waxay idiin soo dirayaan hambalyada Ramadaanka.

Ilaahay ha naga aqbalo acmaasha bisha barakaysan
Aamiin!

Bahda Ticket Travel Solutions oo isku duuban waxay idiin soo dirayaan hambalyada Ramadaanka.Ilaahay ha naga aqbalo acmaa...
01/04/2022

Bahda Ticket Travel Solutions oo isku duuban waxay idiin soo dirayaan hambalyada Ramadaanka.

Ilaahay ha naga aqbalo acmaasha bisha barakaysan
Aamiin!

Xafiiska adeegga duulimaadyada Ticket Travel Solutions Phone: 0614976482
23/03/2022

Xafiiska adeegga duulimaadyada Ticket Travel Solutions

Phone: 0614976482

shirkadda adeegga duulimaadyada TICKET TRAVEL SOLUTIONS macaamiisheeda waxay ugu bishaaraynaysaa in ay diyaar yihiin vii...
06/02/2022

shirkadda adeegga duulimaadyada TICKET TRAVEL SOLUTIONS macaamiisheeda waxay ugu bishaaraynaysaa in ay diyaar yihiin viisayaasha dalalka; Uganda, Kenya, Turkey, India iyo EGYPT. laguna helayo qiimo ku raalli galinaya iyo muddo kooban.

nagala soo xiriir

phone: 0614976482 ama 0616534121

Sayidka Road, Mogadishu Somalia.

Shirkadda adeegga duulimaadyada ee TICKET TRAVEL SOLUTION waxay macaamiisheeda ogaysiinaysa in VIISAHA dalka India ay ku...
25/12/2021

Shirkadda adeegga duulimaadyada ee TICKET TRAVEL SOLUTION waxay macaamiisheeda ogaysiinaysa in VIISAHA dalka India ay ku heli karaan muddo kooban iyo qiimo jabay;

wixii faahfaahin dheeri ah nagala soo xiriir;

Phone: 0614976482 ama 0616534121

sidoo kale, waxaa nagu soo booqan kartaa xafiiskena oo ku yaal, agagaarka Isgoyska Sayidka, Mogadishu.

Mahadsanidiin.

Jimce Wanaagsan ayaan idiin rajaynaynaa dhammaan macaamiisha TICKET TRAVEL SOLUTIONS
10/12/2021

Jimce Wanaagsan ayaan idiin rajaynaynaa dhammaan macaamiisha TICKET TRAVEL SOLUTIONS

10/11/2021
Hel Viisaha Turkey oo ku dal xiis.Shirkadda duulimaadyada TICKET TRAVEL SOLUTIONS waxay macaamiisheeda ugu bishaaraynays...
30/10/2021

Hel Viisaha Turkey oo ku dal xiis.
Shirkadda duulimaadyada TICKET TRAVEL SOLUTIONS waxay macaamiisheeda ugu bishaaraynaysaa in ay diyaar yihiin Nooc walba Viisaha Turkey sida (Vise waxbarasho, vise caafimaad iyo mid dalxiis).

Naga la soo xiriir:
Phone: 0616534121
Email: [email protected]

Ama nagu soo booqo xarunteenna oo ku taal isgoyska Sayidka, Mogadishu, Somalia.

Shirkadda adeegga duulimaadyada ee Ticket Travel Solutions, macaamiisheeda waxay ugu bishaaraynaysaa in ay diyaar yihiin...
02/10/2021

Shirkadda adeegga duulimaadyada ee Ticket Travel Solutions, macaamiisheeda waxay ugu bishaaraynaysaa in ay diyaar yihiin Scholarships ah dalka China.
waa fursad waxbarasho oo ay ka faa'iidaysan karaan ardayda doonaysa waxbarashada heerarkeeda Master's Degree & PhD Programs.
wixii faahfaahin dheeri ah waxaad naga la soo xiriiri kartaa telefonka hoos ku qoran, ama nagu soo booqo xaruunteena oo ku taal isgoyska Sayidka, Mogadishu.

Jimce wanaagsan. Meelkasta oo aad ka joogtaan aduunka.Kusoo biir page ka shirkada Duulimaadka iyo arrimaha visoyinka ee ...
27/08/2021

Jimce wanaagsan.
Meelkasta oo aad ka joogtaan aduunka.
Kusoo biir page ka shirkada Duulimaadka iyo arrimaha visoyinka ee .
Ticket Travel Solutions
Follow Like iyo share.

Ma tahay arday  dhameeyay dugsiga sare 2021. Haddaba, dhawaan waxaa bilaaban doonaa isdiiwaan galinta imtixaanka YOS ka ...
29/07/2021

Ma tahay arday dhameeyay dugsiga sare 2021. Haddaba, dhawaan waxaa bilaaban doonaa isdiiwaan galinta imtixaanka YOS ka ee ay qaado dowladda Turkey, kana qaado ardayda Ajanabi ga ah si ay wax ugu soo bartaan dalka Turkey.
Imtixaanka waxaa kaa qaadi doona khubaro ka socota jaamacadaha dalka Turkiga oo Muqdisho imaan doona, si aad fursaddaas qaaliga ah uga faa'iidaysatid fadlan la soo xiriir Xafiiska Ticket Travel Solution oo faahfaahin dheeraad ah kuula diyaar ah;
Nagala soo xiriir:
Whatsapp: +254790268354.
Phone: 0616534121
Email: [email protected]

Address

Nairobi
00252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ticket Travel Solutions posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ticket Travel Solutions:

Share