Taariikhyahan

Taariikhyahan Falanqo guud οΏ½

Arsenal markii horyaalka qaadegsay 2004 90 dhibcood bey la timid, maantana horyaalka 85 dhibcood bey ku qaaaday.
06/06/2026

Arsenal markii horyaalka qaadegsay 2004 90 dhibcood bey la timid, maantana horyaalka 85 dhibcood bey ku qaaaday.

Daqiiqadii 2aad ayuuba gool ka dhaliyey USA Havartz ar wuxu waa mashiin caadiya
06/06/2026

Daqiiqadii 2aad ayuuba gool ka dhaliyey USA Havartz ar wuxu waa mashiin caadiya

Ragii wale da'daa ka daba timid suuqa maanta waxa ay ka joogaan 10M iyo 15M πŸ˜…
06/06/2026

Ragii wale da'daa ka daba timid suuqa maanta waxa ay ka joogaan 10M iyo 15M πŸ˜…

Rasmi: Arsenal waxay dib ugu soo laabatay Pot 1 ee isku aadka Champions League xilli-ciyaareedka 2026/27, kooxaha Pot 1 ...
06/06/2026

Rasmi: Arsenal waxay dib ugu soo laabatay Pot 1 ee isku aadka Champions League xilli-ciyaareedka 2026/27, kooxaha Pot 1 kula jiri doona waxaa ka mid ah;

β€’ Paris Saint-Germain (PSG)
β€’ Bayern Munich
β€’ Real Madrid
β€’ Liverpool
β€’Inter Milan
β€’ Manchester City
β€’ Barcelona
β€’ Atletico Madrid

Markii ugu dambeysay ee Arsenal ku jirtay Pot 1 ee isku aadka Champions League waxay ahayd sannadkii 2014 Hadda 12 sano kadib ayay mar kale ku soo laabatay safka kooxaha ugu sarreeya Yurub.

Manchester United baa ku guuleysatay horyaalka 2026/27  baa la leeyahay, marka hadii ay ku guuleysatay maxaan sanad dhan...
06/06/2026

Manchester United baa ku guuleysatay horyaalka 2026/27 baa la leeyahay, marka hadii ay ku guuleysatay maxaan sanad dhan ka daawaneynaa πŸ˜…πŸ˜…πŸ’”

Saliba wuu la mid noqday VVD oo ahaa Center back-ga qiimihiisu gaaray 100M suuqa kala iibsiga, VVD 2019 buu 100M gaaray ...
06/06/2026

Saliba wuu la mid noqday VVD oo ahaa Center back-ga qiimihiisu gaaray 100M suuqa kala iibsiga, VVD 2019 buu 100M gaaray halka Saliba 2026 100M gaaray.

Koobkaan aduunka Messi 8 bollon deor buu heysta halka 1,247 ciyaaryahan ee kale ee koobka ciyaaraya wadartooda ay heysta...
06/06/2026

Koobkaan aduunka Messi 8 bollon deor buu heysta halka 1,247 ciyaaryahan ee kale ee koobka ciyaaraya wadartooda ay heystaan 8 bollon deor πŸ™†β€β™‚οΈ

13 maalmood baa kaso wareegatay markaan ku guuleysanay horyaalka alx 13 sano ma ahan ee waa 13 maalmood πŸ˜…πŸ’”
05/06/2026

13 maalmood baa kaso wareegatay markaan ku guuleysanay horyaalka alx 13 sano ma ahan ee waa 13 maalmood πŸ˜…πŸ’”

Xiligaan la joogo boortaha 1aad ee Spain waa David Raya πŸ€—
05/06/2026

Xiligaan la joogo boortaha 1aad ee Spain waa David Raya πŸ€—

Ragii Champeons-ka ahaa oo koobka difaacanaya oo tababaranaya
04/06/2026

Ragii Champeons-ka ahaa oo koobka difaacanaya oo tababaranaya

Address

Calafornia
Nairobi

Telephone

+252907460808

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Taariikhyahan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Taariikhyahan:

Share