Cali Dalfac

Cali Dalfac All Eyes all in one side accept me.

04/09/2026

Ha israacdo diidee ha israamsadee daa¡

Siyaasada Soomaaliya Chapter cusub ayaa maanta u furmay. Kani waa Taliye Shub oo duqeyn ka badbaaday.

02/09/2026

Halkani waa saldhiga Mareykan-ka ee ku yaal dalka Jordan, xalay Iran ayaa ka adeegatay.

01/09/2026

Iran caawa cir iyo dhul waa laga holciye, xaaladu waa ku adag tahay.

01/09/2026

Iran waxay qaawisay oo ay banaaanka keentay tabaryarida ciidanka Mareykan-ka, Halkani waa Saldhigii ay ku lahaayeen dalka Jordan, markii ay ka difaaci waayeen gantaalada Iran ayay diyaaradihii ka saareen si aysan u gubin gantaalad Iran ay soo rideyso.

27/08/2026

Dal waliba oo Muslimiinta lagu dhibo sidan ayaa u dambeysa. Halkani waa Nepal.

26/08/2026

Subxaana allaah: Maxaa kala socotaa xaalada cakiran ee ka jirta dalka Nepal. muuqaalka dhameyso.

26/08/2026

Turkiga oo hubkii ugu badnaa ku daabulaya dalka Syria. Maxaa laga filan karaa xaalada Israel iyo Turkiga.

23/08/2026

Shacabka Mexico oo dab qabadsiiye safaaradii Yahuuda ee dalkaas. Allaahu-akbar.

23/08/2026

Qaxii Xasan Sheikh #2026

22/08/2026

Madaxweynaha France-ka oo meel fagaaro ah lagu dharxaabay.

Suuragal ma ka tahay sidan oo kale Soomaaliya?

Address

7th Street Eastleigh
Nairobi
00100

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cali Dalfac posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Cali Dalfac:

Shortcuts

Share