Abdalla Maayso

Abdalla Maayso Wax kasta oo aad tahay noqo mid ku wanaagsan

11/03/2025

Daahfurka Masjid cusub Laga hirgeliyey safaradda soomaaliya ee Dalka Keyna

20/12/2024

Sheikh hadhawow mar kale

20/12/2024

Ra’iisul Wasaare Xamsa “Wadanka wuxuu kujiraa nidaam adag oo runtii khawarijta lagana adkanaayo sido kale waxan kujirna xili atmis ay gureyso oo mission cusub imanayo dalka .”

19/12/2024

Beesha talamuge daarood Ayaa Soo Saartay War Murtiyeed Ay Ku Taageerayeen Madaxweynaha Jubaland Ahmed Mohamed Islaam Ahmed Madoowe iyo mid lagu cambaareynaayo dowlada federalka somalia

Dear sister Najaax Mohamednuur, congratulations on your incredible achievement! Completing your studies and becoming a m...
19/12/2024

Dear sister Najaax Mohamednuur, congratulations on your incredible achievement! Completing your studies and becoming a midwife is such a proud moment for all of us. Your dedication and hard work have truly paid off. May this be the beginning of a fulfilling and successful career filled with endless joy and purpose. So proud of you!”

18/12/2024

Soomaaliya iyo Thailand oo xoojinayo xiriirka diblomaasiyadeed ee ka dhexeeya labada dal

Soomaaliya iyo Thailand oo xoojinayo xiriirka diblomaasiyadeed ee ka dhexeeya labada dal....Sawiro
18/12/2024

Soomaaliya iyo Thailand oo xoojinayo xiriirka diblomaasiyadeed ee ka dhexeeya labada dal....
Sawiro

Mahadsanid dhammaan dadka qiimaha badan ee kusoo hambalyeeyay xafladda qalin-jabintayda ee KCA University department of ...
01/12/2024

Mahadsanid dhammaan dadka qiimaha badan ee kusoo hambalyeeyay xafladda qalin-jabintayda ee KCA University department of Business Information Technology.
Farxaddaydu waa mid aan la soo koobi karin, waxaana idiin rajeynayaa guul iyo barwaaqo dhammaantiin.
Waxaa iga go’an inaan aqoontayda ku anfaco bulshada iyo horumarinta mustaqbal wanaagsan. Mahadsanidiin mar kale!

14/11/2024

Wasiirka Howlaha Guud XFS ayaa soo xiray kulan looga hadlayay qiimeynta xiliga dhexe ee mashruuca NAGAAD oo lagu qabtay magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

Gabar wax baratey waa bulsho wax baratey gawadheyda m.a hadafkaga meesha kasii wad dhiranantada lama soo koobi m.A make ...
29/10/2024

Gabar wax baratey waa bulsho wax baratey gawadheyda m.a hadafkaga meesha kasii wad dhiranantada lama soo koobi m.A make hard work your effort and success is your goal

Address

Muratina Road
Nairobi

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdalla Maayso posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Abdalla Maayso:

Featured

Share