Dookh Classic32

Dookh Classic32 University

10/02/2023

Musiiboyinka laga duceysto dahir alasow

08/02/2023
02/07/2022
17/06/2022
17/05/2022

Mhdsnd mudane madax wayne

Mar kale aabo mar kale
17/05/2022

Mar kale aabo mar kale

Waxaan u mahad celinayaa Shacabka Soomaaliyeed iyo mudanayaasha labada gole ee Baarlamaanka Federalka Soomaaliya ee ii doortay in aan noqdo Madaxweynaha 10aad ee Jamhuuriyadda Federal ka Soomaaliya.

Waxaan ku shaqeyn doonaa siyaasad xasilan oo horseedda Soomaali heshiis ah dunidana heshiis la ah.

Danaa kuu runsheektay
17/05/2022

Danaa kuu runsheektay

Waxaan ugu hambalyeynayaa walaalkay Xasan Sheekh Maxamuud xilka loo doortay ee hoggaaminta dalka 4-ta sano ee soo socota, anigoo u rajaynaya in Alle u fududeeyo waajibaadka horyaalla.

Sidoo kale, waxaan ugu hambalyeynayaa Guddoonka iyo Mudaneyaasha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya biseylka dimuqraadiyadeed ee ay muujiyeen iyo sida ay ugu dhabar adeygeen wakhtigii dheeraa ee ay socotay doorashada Madaxtinimada dalka.

Marnaba waxaanan illaaweyn halganka nafhurnimada leh ee ay muujiyeen Ciidamada Soomaaliyeed ee geesiyaasha ah oo habeen iyo maalinba u taagnaa difaaca nolasha iyo hantida shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan sugidda amniga goobaha ay ka dhacday doorashada dalka.

Shacabka Soomaaliyeed dal iyo dibadba waxaan uga mahadcelinayaa taageerada xooggan ee ay u muujiyeen isbeddel doonka socda ee aan hoggaaminayo, anigoo kula dardaarmay in ay si la mid ah u garab istaagaan Madaxweynaha la doortay Mudane Xasan Sheekh Maxamuud.

30/04/2022

Hhhhh

06/02/2022

Address

Nairobi

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dookh Classic32 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share