Mo Qani

Mo Qani اللهم إني أسألك حسن الخاتمة 🥰

02/01/2026

Madaxda mustaqbalka.

Goorme ayaan wadankeena sidaan u quruxsan doona.? Pagekan 10k gaarsiiya 👍🏽Mo Qani
14/11/2025

Goorme ayaan wadankeena sidaan u quruxsan doona.? Pagekan 10k gaarsiiya 👍🏽Mo Qani

Funaanadaan styleka ayaa iga galay ee waxaa taageero u ahay team ka uu duko Ronaldinho u yahay😂 lkn caawo dad ayuu is ba...
09/11/2025

Funaanadaan styleka ayaa iga galay ee waxaa taageero u ahay team ka uu duko Ronaldinho u yahay😂 lkn caawo dad ayuu is baray😅
Mo Qani

Rag labis iyo ladnaan baa qurxiya Dumarna xishood iyo xijaab...Mo Qani
23/09/2025

Rag labis iyo ladnaan baa qurxiya
Dumarna xishood iyo xijaab...
Mo Qani

Marka aad u kacdo inaad malab raadiso waa inaa u diyaar garoowdaa qaniiyada shinida 🐝
18/09/2025

Marka aad u kacdo inaad malab raadiso waa inaa u diyaar garoowdaa qaniiyada shinida 🐝

Xeebta Kiboora ee magaalada Kismaayo waxaa kusoo caariyey Nibiri aad uweyn.Boqolaal dad ah ayaa ku bilaabay qalitaan iya...
16/08/2025

Xeebta Kiboora ee magaalada Kismaayo waxaa kusoo caariyey Nibiri aad uweyn.
Boqolaal dad ah ayaa ku bilaabay qalitaan iyagoo ka dhex baaraya Cambarka qaaliga ah sida shiidka looga baxo. Mo Qani

"Sida loo riyoon karo""Hadii loo rumeyn karo""Cidba mey rafaadeen"       Mo Qani
02/08/2025

"Sida loo riyoon karo"
"Hadii loo rumeyn karo"
"Cidba mey rafaadeen"
Mo Qani

⚽️❤️
13/07/2025

⚽️❤️

Salama saaxiboyaal.Mo Qani
23/06/2025

Salama saaxiboyaal.
Mo Qani

Sanadba sanadka ka dambeeya waxaad arakey xeelada cusub oo ay ardeyda la imaanayen..Allaha u fududeeyyo dhamaan arday sa...
17/06/2025

Sanadba sanadka ka dambeeya waxaad arakey xeelada cusub oo ay ardeyda la imaanayen..
Allaha u fududeeyyo dhamaan arday sanadkaan imtixaanka kaleyso.

Address

Nairobi

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mo Qani posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share