Erer News

Erer News Wararka cusub ee Dawlada Deganka Somalida iyo Xaqiqoyinka caalamka kala soco Erer Tv

Ilaahi Iga Dhigay Reer DDS Ah Mahadi Ha-usugnaato!Ilaahaybaa bulsho gob ah oo reer DDS la yidhaah iga dhaliyay mana jirt...
22/07/2022

Ilaahi Iga Dhigay Reer DDS Ah Mahadi Ha-usugnaato!

Ilaahaybaa bulsho gob ah oo reer DDS la yidhaah iga dhaliyay mana jirto cid geesi garab haysta hor istaagi karta abid.

Sdm

Sorry  😞 πŸ˜” 😟 πŸ™ πŸ˜₯ 😿  Gobolka Erer Gobolka jarar oo ku guulaystay Koobka tartanka Gobolada Deegaanka Soomalida iyago Goal ...
07/07/2022

Sorry 😞 πŸ˜” 😟 πŸ™ πŸ˜₯ 😿 Gobolka Erer
Gobolka jarar oo ku guulaystay Koobka tartanka Gobolada Deegaanka Soomalida iyago Goal ku laaad 5-4 kaga adkaaday dhigooda Gobolka Errer

06/07/2022
Kulan casho sharaf ah ayaa caawa loo sameyay xulka kubada cagta ee gobolka erer kadib guushii ay maanta gadheen Kulan ka...
04/07/2022

Kulan casho sharaf ah ayaa caawa loo sameyay xulka kubada cagta ee gobolka erer kadib guushii ay maanta gadheen
Kulan kan ayaa waxaa kasoo qayb galay qaar ka mid ah tageerayaasha xulka gobolka iyo dhalinyaro caanka ah barta TikTok oo maal mihii u danbeyay ku sugnaa caasimada deegaanka soomalida ee jigjiga

Hambalyo Gobolka Erer  oo tariikhda Marki ugu horeysay Gaadhay Final tartanka Gobolada Deegaanka Somalida
04/07/2022

Hambalyo Gobolka Erer oo tariikhda Marki ugu horeysay Gaadhay Final tartanka Gobolada Deegaanka Somalida

Hambalyo Erer
01/07/2022

Hambalyo Erer

Madaxweynaha jamhuuriyadda  Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda federaa...
15/06/2022

Madaxweynaha jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda federaalka Soomaaliya u magacaabay Mudane Xamse Cabdi Barre ,

Waa markii ugu horreysay ee qif absame kadhashy uu Reysalwasare uu kanoqdo Somalia

Tababarka hoggaaminta sare iyo kuwa dhexe ee Xisbiga Barwaaqo ee Soomaalida ayaa ka furmay magaalada Qabridahar. Maanta ...
19/05/2022

Tababarka hoggaaminta sare iyo kuwa dhexe ee Xisbiga Barwaaqo ee Soomaalida ayaa ka furmay magaalada Qabridahar. Maanta

Tababarkan oo oo ay ka soo qeyb-galeen hoggaamin heer deegaan ah iyo hoggaaminta gobollada iyo degmooyinka gobollada Qorraxey iyo Doollo, Maamulka Magaalada Qabridahar iyo hoggaaminta kulliyadaha ayaa inta uu socdo hoggaaminta lagu siin doonaa cashirro la xidhiidha qaab-jiheedka siyaasadeed ee xisbiga, qorshaha 10-ka sano ee Xisbiga Barwaaqo waddanka ku hoggaamin doono iyo cashirro kale oo xidhiidhku ka mid yahay.

Hoggaaminta ayaa iyaguna fikirkooda ka dhiiban doona wixii ay u arkaan in uu qeyb ka noqon karo qorshaha siyaasadeed ee Xisbiga Barwaaqo.

Degdeg: Madaxweynaha Imaaraadka Carabta ayaa lacagtii lagu wareejiyay ee $9.5 Milyan ee doollar ahayd dib ugu deeqay in ...
19/05/2022

Degdeg: Madaxweynaha Imaaraadka Carabta ayaa lacagtii lagu wareejiyay ee $9.5 Milyan ee doollar ahayd dib ugu deeqay in lagu taageero dawladda federaalka ah ee Soomaaliya.

Xiliga Rasmiga ah ee la qabanayo Horyaalka kubada Cagta Degmooyinka Gobalka Erar.8Degmo ee Gobalka erar ayaa iskeega hor...
26/04/2022

Xiliga Rasmiga ah ee la qabanayo Horyaalka kubada Cagta Degmooyinka Gobalka Erar.

8Degmo ee Gobalka erar ayaa iskeega hor imaan doona dhawaan Horyaalka kubadda Cagta degmooyinka Gobalka oo ah tartan gobalkani ugu Diyaar Garoobayo Horyaalka Kubadda Cagta ee Gobaladda Degaanka Somalida.

30 Bishan ayno Ku jirno ee Miyasiya ayaa
loo asteeyay xiliga Rasmiga ah ee uu si toosa u furmi Doono Horyaalkani.

Garoonka kubadda Cagta ee Raage Ugaas stadium ayaa oo ah garoon si casriya loo dhisay isla markaana Ku yaala Magaladda Fiiq Ayaa marti Galin Doona koobkan oo ay iskeega hor imaan doonaan Xulalka kubadda cagta Degmooyinka Wangay,Fiiq,Salaxaad,Lagahida,Qubi,Xamaro,Yaxob Iyo Mayu.

Degmadee ayaad sanadkan u Sadaalinaysaa Horyaalka Kubadda Cagta Gobalka Erar.

Balanteeno Waa Garoonka Rooga Cagaare ee Raage Ugaas iyo 30 Bisha Miyasiya.

Address

Nairobi

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Erer News posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share