Kheer kii alle

Kheer kii alle Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Kheer kii alle, Digital creator, Nairobi.

27/08/2023

Duco qof walba oo muslim ah an faceso🤲🤲

Geerida aya waydisay nolozha Muxuu qof walba kujecelyay  lkn aniga inecebyahay ,?Nolozha ayaa kujawaabty AniGu waxan aha...
25/07/2023

Geerida aya waydisay nolozha
Muxuu qof walba kujecelyay lkn
aniga inecebyahay ,?

Nolozha ayaa kujawaabty
AniGu waxan ahay ben qurux badan
Adiguna waxaa tahy run qadhadh ah 💯👆

#ᴄᴀᴊᴀᴀ'ɪʙ..

25/07/2023

"Ninka aniga mar igu Salliya ayuu nabigu yidhi ee ilaahay naxariisto iyo darajad ii weydiiya , Isagana toban jeer ayuu ilaahay u naxariistaa" Sheekh Xuseen Cali.

aynu ku Sallino Nabigeenii SCW❤️

24/07/2023

Qiso cajiib ah🙏

24/07/2023

Qiso cajiib ah🤲🙏shere dheh wllka garsii 🤲

Waa maalin jimco ah Hadhaafin wll saliga nabiga scw
21/07/2023

Waa maalin jimco ah Hadhaafin wll saliga nabiga scw

20/07/2023

Allow qof walba oo muslim ah oo kheer kaga jecel naarta ka xoree🤲

Dulqaadku wuxuu furaa albaabada farxadda📿.{وبذكر الله تطمئن القلوب}."Xuska Eebena quluubtu way ku xasili" جمعة طيبة     ...
20/07/2023

Dulqaadku wuxuu furaa albaabada farxadda📿.
{وبذكر الله تطمئن القلوب}.
"Xuska Eebena quluubtu way ku xasili"

جمعة طيبة fallow wll shere dheh🙏

19/07/2023

Shekh cali jabuuti dumar ka tan ugu qeerka badan

19/07/2023

Shere sii dheh walalahaga kale haka fa idestaan🤲🙏

17/07/2023

Qiso cajiib ah saxabigii alle dartii loo dhibay
shikh xussen jabuuti

Send a message to learn more

Dadka waxa ugu liita: "Nin aan waligii masaajid gelin oo ay ugu horayso maalinka meydkiisa la geeyo ee lagu tukanaayo iy...
15/07/2023

Dadka waxa ugu liita:
"Nin aan waligii masaajid gelin oo ay ugu horayso maalinka meydkiisa la geeyo ee lagu tukanaayo iyo Gabadh aan waligeed is asturin oo ay asturnaantu ugu horayso maalinta kanfanka lagu duuduubo"

Sh. Mustafe Xaaji Ismacil fallow wll🙏

15/07/2023

Scw scw scw scw fallow wll Kheer kii alle

Hadaf kaaga ugu weyn dunidaan haka dhiganin inaad sameesato lacak oo kaliya xasuuso maalinta marada cada lagu saari doon...
15/07/2023

Hadaf kaaga ugu weyn dunidaan haka dhiganin inaad sameesato lacak oo kaliya xasuuso maalinta marada cada lagu saari doono in aan lagu soo iidin doonin lacaktaada...🔕
Aqiradaada haku seegin dunidaan.🌍

Qur'aanka   qabrigaaga   ayuu   kaaga   horaynayaa   tilifoonkana   waa   waxa   ugu   horeyo   ee   lagaa   qaadaayo   ...
14/07/2023

Qur'aanka qabrigaaga ayuu kaaga horaynayaa tilifoonkana waa waxa ugu horeyo ee lagaa qaadaayo markaad geeriyooto , labadooda midkee ayaa waqtigeena ugu badan kubixinaa??!...💔

Xaqiiiqa inaa ka fekerno inooga baahan 💔😢
Fallow wllkeya muslimka ahow

14/07/2023

Dhaqankeeni xabiinkena scw allow yaana katagin🤲🤲🤲

Qur’aanku waa u fududeeyaa kuwa dhibban, qalbigana wuu xoojiyaa, naftana wuu ka farxiyaa, illeen waa xadhigga adag, qalc...
14/07/2023

Qur’aanku waa u fududeeyaa kuwa dhibban, qalbigana wuu xoojiyaa, naftana wuu ka farxiyaa, illeen waa xadhigga adag, qalcadda, iyo raaxada kuwa murugaysan, murugada wuu ka tirtiraa marka aad aqrinayo raaxo ayaad dareemi
Qur’aanka la noolow si aad u faraxsanaato, mar walbo

Fallow walalkeyga muslimka ahow &walshey

Rabiyow waxaan ku weydiisanay wax walba oo qeer inoogu jira aduun iyo aaqiraba Rabiyow waxaan kaa magan galnay wax walba...
14/07/2023

Rabiyow waxaan ku weydiisanay wax walba oo qeer inoogu jira aduun iyo aaqiraba
Rabiyow waxaan kaa magan galnay wax walba oo shar iuo xumaan ah aduun io aqiraba🥺🤲

Address

Nairobi

Telephone

+254745923666

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kheer kii alle posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Kheer kii alle:

Share