Cabdiraxmaan gaal ERI

Cabdiraxmaan gaal ERI Allaahu Akbar🇬🇲❤❤♥️

Hambalyo taageerayaasheyda ugu cusub! Waan ku faraxsanahay in aad igu soo biidheen! Nuur Juba, Zieng Ina Mahad
25/07/2024

Hambalyo taageerayaasheyda ugu cusub! Waan ku faraxsanahay in aad igu soo biidheen! Nuur Juba, Zieng Ina Mahad

Degmada Doollo-baay ee gobolka Afdheer ayaa laga daahfuray barnaamijka  tabarucaadka ol'olaha bilaha xagaaga. Barnaamijk...
18/07/2024

Degmada Doollo-baay ee gobolka Afdheer ayaa laga daahfuray barnaamijka tabarucaadka ol'olaha bilaha xagaaga.

Barnaamijka tabarucaadka ol'olaha bilaha xagaaga ayaa lagu bilaabay dhirbeeris, dhiigshubis iyo ol'olaha nadaafada magaalada, waxaana ka soo qaybgalay maamulka gobolka Afdheer, hogaaminta degmada Doolo-baay, ururada dhalinyarada, liiga haweenka iyo bulshada qaybaheeda kala duwan ee ku dhaqan Doollo-baay.

Kusii simaha gudoomiyaha gobolka Afdheer Mudane Shugri Axmed Dubad oo ah hogaanka nabadgalayada gobolka Afdheer iyo gudooniyaha degmada Doollo-baay Dr. Maxamed Faarax ayaa kula dardaarmay in guud ahaanba si ka go'naansho leh looga wada qaybqaato barnaamijka tabarucaada bilaha xagaaga.

Dhinaca SRTV.

18/07/2024

DEG DEG. Hogaamiyaha galmudug

Ahmed Abdikaariye iyo wararkii

oogu danbeeyay ee Somalia

18/07/2024

Xildhibaan mohamed Abiiib.

Dilaal noo dhuuntayoow soo dhaadhac.

Daahir tiyaale kaahin

18/07/2024

Gudoomiye ciro iyo ganacsatada💯

07/05/2024

Aamiinn aamiin

07/05/2024

Aamiin aamiin yaa allaah♥️❤❤

07/05/2024

Aamiin

03/05/2024

Aden bare oo u tacsiyeeyay

Dadkii geerida kudhacday

Doontii qalibantay madhoogo

03/05/2024

😂

Address

NAIROPI Town
Nairobi

Telephone

+252610678859

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cabdiraxmaan gaal ERI posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Cabdiraxmaan gaal ERI:

Share