Qadar show

Qadar show Qadar Show waa barnaamij kuu soo gudbinaya
wareysiyo dhab ah dood cilmiyeedyo* iyo
aragtiyo qoto dheer*oo ka tarjumaya nolosha bulshada.
(1)

Hadafkeennu waa in aan iftiimino codadka aan badanaa
la maqal, una horseedno
wacyigelin iyo isbeddel follow like

10/08/2025

fans AbdiNur Hassan Shafici Mahamud Everyone Products Butuco Clrizak

πŸŽ₯ WAREYSI XIISO LEH OO SOO SOCDA!Waxaan dhameystay wareysi gaar ah oo aan la yeeshay xirfadle saxafi ah oo si qoto dheer...
22/07/2025

πŸŽ₯ WAREYSI XIISO LEH OO SOO SOCDA!
Waxaan dhameystay wareysi gaar ah oo aan la yeeshay xirfadle saxafi ah oo si qoto dheer uga hadlay xirfaddiisa, waaya-aragnimadiisa, iyo talooyin qiimo leh oo dhalinyarada anfici kara.

πŸ“Œ Muuqaalka waxaa la daawan doonaa berri casarka!
⏰ Ha seegin!
πŸ“ Qadar Show β€” meesha aad ka heli doonto waxbarasho, wacyigelin iyo dhiirigelin.

Waxaan umahadcelinya dhamaan asxapteydha sharafta leh ee illa heerkaan naso garsiyay you tubkena waxan idin leyahy Allah...
01/07/2025

Waxaan umahadcelinya dhamaan asxapteydha sharafta leh ee illa heerkaan naso garsiyay you tubkena waxan idin leyahy Allaha idin xafido dhamantiin hadi aadh wali nagusobirin fadlaan nagusobir ille wax badan baa sosocdhe safarkuna waan wadi donaa illa 100k oo subscribe Ah mahadsanidin sxpayaal
Waxaan sugaya farintina quruxdha badan Adh halkan igu la wadhagi dontaa safarkenu wa illa 100k oo subscribe
Thank you all ❀️✍️

Address

Nairobi
009

Telephone

+254111627798

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Qadar show posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Qadar show:

Share