
22/05/2025
Wasiirka Beeraha dalka Japan, Taku Eto ayaa maanta xilka iska casilay, sabab la xiriirta
Wasiirka beeraha dalka Japan, Taku Eto, ayaa maanta xilka iska casilay, sabab la xiriirta inuusan waligii iibsan bariis oo ay si bilaash ah ugu keeni jireen beeralayda, xilli qiimaha bariiska ee Japan uu sare kac ku yimid.
Isagoo sharxaya is casilaadiisa, wuxuu yiri:
"Waxaan naftayda waydiiyay inay ku habboon tahay in aan sii joogo hoggaanka wasaaradda beeraha, anigoo wax walba bilaash ku helaya, hadana muwaadiniinta ma wada awoodayaan qiimaha sare ee bariiska iyo qudaarta... gunaandkii waxaan goβaansaday inan xilka ka tago."
Aragtidaada Noo Reeb π