Xaliye Media

Xaliye Media Halkaan kala soco warar iyo sheekooyin ku xiiso geliya

19/08/2023

Deg deg: General oo gacanta lagu soo dhigay ma saxbaa in sidaan loo bahdilo.
Aragtidaada inala wadaag

19/08/2023

WAR HADA SOO DHACAY: Ciidamada Dowladda ayaa goordhow la wareegay gurigii ay ka dagaalamayeen ciidamo uu hoggaaminayay Sheegow Axmed Cali oo kamid ahaa saraakiisha Xoogga dalka kaddib dagaal xalay illaa saakey socdey oo ka dhacay xaafadda Kaawa-Godey ee degmada Dharkeynley.
ilaa haatan lama oga halka uu jaan iyo cirab dhigay jananka gurigiisa lagu soo weeraray.

Sidee u aragtaa degaalka lagu qaaday Sheegow Axmed Cali.

18/08/2023

Deg Deg: Ðagaal xoogan ayaa ka socda Magaalada Muqdisho gaar ahaan dhanka galbeed ee magaalada.
Dagaalkaan ayaa u dhexeeyo ciidanka Boliis milataaro oo hawlgal ka waday Degmada Dharkeynley iyo Ciidan milateri oo uu hogaamiyo General lagu magacaabo Sheegoow oo hogaaminayo ciidamo milateri oo halkaas deganaa.
Waxaa la sheegayaa in uu jiro qasaaro labada dhinac ah.
Wixi soo kordho halkaan kala soco.

09/08/2023

Ceelasha ayaan riigaga dhex dhigaa kulahaa inta uu Hablo la qabo Saf ka maray 🤣🤣🤣

11/07/2023

Axx ciil ayuu la ooyay oo uu barnaamijka uga baxay sorry

11/07/2023

Balbalaarka oo kabaha la dulmartay Baabajeey kana hadashay arinka dhex taagan asaga iyo Najiib Aadan

08/07/2023

Bahasha Garaacis ee wax ku leedahay miyaa la dhahayne 🤣🤣🤣

07/07/2023

Weli Bikro ayaan ahay 25 nin oo cadaan ah ayaan soo guursaday sariirtane wey igu qancin waayeen iyo waxa aan ku kala tagnay ragaas......

SII GUDBI

06/07/2023

Hooyo mcn abaalkeeda sidaan miyaa 😭😭😭

06/07/2023

Bisinka Gabadha maxaa ku dhacay bahal miyaa dharka u galay

06/07/2023

Duqdaan gabadha sida ee u galeyso bal ila arag

06/07/2023

Emotional Damage by Reer Xaaji Saleymaan bbe cash caadi ma ahan

Address

Eastlight
Nairobi
BN90100

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xaliye Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Xaliye Media:

Share