Chelsea somali fans

Chelsea somali fans Taageerayaasha Chelsea soo dhawaada pagekaan soo follow gareeya waa pagekeena💙✅️
(1)

📊 Tirakoob Taariikhi ah oo Chelsea ahCole Palmer ayaa si rasmi ah buugga taariikhda Chelsea kaga galay kadib markii uu g...
18/09/2025

📊 Tirakoob Taariikhi ah oo Chelsea ah

Cole Palmer ayaa si rasmi ah buugga taariikhda Chelsea kaga galay kadib markii uu gaaray 100 kulan, isagoo noqday ciyaaryahanka labaad ee ugu gool + caawin ee ugu badan taariikhda Chelsea 100-kiisii kulan ee ugu horreeyay tartamada oo dhan.

👉 Palmer ayaa ka horreeya halyeeyo waaweyn oo Chelsea ah sida Drogba, Hazard, Mata, Costa iyo Greaves, taasoo markhaati u ah saamaynta degdegga ah ee uu kooxda ku yeeshay.

Andrey Santos fursado badan ma u qalmaa…? 💎
18/09/2025

Andrey Santos fursado badan ma u qalmaa…? 💎

Cole Palmer ayaa markale muujiyay gooldhalintiisa, isagoo iminka shabaqa ka soo taabtay kooxo waa weyn oo Yurub iyo Prem...
18/09/2025

Cole Palmer ayaa markale muujiyay gooldhalintiisa, isagoo iminka shabaqa ka soo taabtay kooxo waa weyn oo Yurub iyo Premier League ah.

⚽️ Waxa uu gool ka dhaliyay:
✅ Manchester United
✅ Manchester City
✅ Arsenal
✅ Tottenham Hotspur
✅ Liverpool
✅ Paris Saint-Germain (PSG)
✅ Bayern Munich

Tani waxay caddeyn u tahay in Palmer uu yahay ciyaaryahan garoomada waaweyn iyo kulamada adagba ka hadla, isla markaana si joogto ah u dhibaateeya kooxaha ugu xooggan kubadda cagta.

Chelsea koox dhisan ayay u eegyihiin xilli ciyaaredkan , Ciyaartoyada badankoodunu tayo ahaan aad ayay u fiican yihiin h...
18/09/2025

Chelsea koox dhisan ayay u eegyihiin xilli ciyaaredkan , Ciyaartoyada badankoodunu tayo ahaan aad ayay u fiican yihiin heer fiicana way gaadhi karaan Laaaakiiiin Daafacooda ayaa goaamin doona heerka ay gaadhi doonaan waayo sida muuqata Goolasha laga dhaliyay ilaa imika xilli ciyaaredkan badankoodu waa Khaladaad dhanka Daafaca ah sidaas darteed rajadoodu aad ayay u fiican tahay hadii ay khadka daafaca iska dhisaan.

W/Q: Abdirahman Taatikadda

🚨 Cole Palmer ayaa xalay gaaray kulankiisa 100-aad  ee uu Chelsea u safto, isagoo ka qayb qaatay 74 gool (gool iyo caawi...
18/09/2025

🚨 Cole Palmer ayaa xalay gaaray kulankiisa 100-aad ee uu Chelsea u safto, isagoo ka qayb qaatay 74 gool (gool iyo caawin la isku daray).

Cold 🥶 geesi garab waayey xalay

🔵 Enzo Maresca h**ey ayuu usheegay in kooxdu u baahan tahay daafac dhexe oo cusub, laakiin mulkiilayaasha Chelsea ma dha...
17/09/2025

🔵 Enzo Maresca h**ey ayuu usheegay in kooxdu u baahan tahay daafac dhexe oo cusub, laakiin mulkiilayaasha Chelsea ma dhageeysan hadalka macalinka ! 😡
Maxaa faa’iido ah hadee hadalka tababaraha aan la dhageeysaneen?

Chelsea booska colwill kabaxay waa udhibaatootay kulanka caawa iyo kulanka Brentford kwrama difaaca Chelsea seasonkaan Tosin iyo cholobah?

FT: Chelsea 1 Bayern Munich 3Kwrn bandhiga kooxda caawa?
17/09/2025

FT: Chelsea 1 Bayern Munich 3

Kwrn bandhiga kooxda caawa?

Second half soo idlaaday Maxaa kaga baxay natiijada halfka h**e?
17/09/2025

Second half soo idlaaday
Maxaa kaga baxay natiijada halfka h**e?

Shaxda RASMIGA AH Kulanka caawa ee Bayern Munich vs Chelsea
17/09/2025

Shaxda RASMIGA AH Kulanka caawa ee Bayern Munich vs Chelsea

🇩🇪⚽️ Daafaca Bayern Munich Jonathan Tah ayaa ka hadlay kulanka adag ee ay wajahayaan Chelsea.🗣️ Tah: “Kani waa imtixaank...
17/09/2025

🇩🇪⚽️ Daafaca Bayern Munich Jonathan Tah ayaa ka hadlay kulanka adag ee ay wajahayaan Chelsea.

🗣️ Tah: “Kani waa imtixaankii ugu adag ee koowaad. Chelsea waa koox weyn oo leh qorshe cad, waxayna isku darayaan ciyaartoy khibrad leh iyo dhalinyaro geesiyaal ah oo mustaqbal fiican leh. Waxaan filaynaa caqabad heerka ugu sareeya.”

Kooxda Enzo Maresca ee Chelsea ayaa xalay tababar ku qaadatay qaab ka tarjumaya waxa ay ka filanayaan kulanka Bayern Mun...
17/09/2025

Kooxda Enzo Maresca ee Chelsea ayaa xalay tababar ku qaadatay qaab ka tarjumaya waxa ay ka filanayaan kulanka Bayern Munich. Wariyaha Kieran Gill (Daily Mail) ayaa sheegay in tababarku uu socday iyadoo cod dheer ka baxayey hees uu leeyahay 50 Cent, taas oo abuurtay jawi dagaal ciyaareed.

Ciyaartoyda ayaa loo qaybiyay laba kooxood: kuwa baa loo diray inay kubbadda ka soo dhisaan dhanka dambe, kooxda kalena waxaa lagu Amray inay ku qaadaan cadaadis degdeg iyo xoog badan, sidii ay guul dhaba kaga raadinayaan kooxda loo diray ineey banooniga soo dhisaan. Kooxdii laga guuleysto oo lagu garaaco cadaadiskaas, waxaa lagu ganaaxay 10 push-up (foorarsi)

Kieran Gill (Daily Mail)

🚨 Caawa, Cole Palmer wuxuu ciyaari karaa kulankiisii 100-aad ee Chelsea! Haduu macalin maresca kusoo bilaabo ama badal k...
17/09/2025

🚨 Caawa, Cole Palmer wuxuu ciyaari karaa kulankiisii 100-aad ee Chelsea! Haduu macalin maresca kusoo bilaabo ama badal ku keeno kulanka caawa
99-kii kulan ee uu ciyaaray, wuxuu sameeyay 73 gool iyo caawin la isku daray 🔵✨.

100 kulan baa caawa uxirmi doono haduu dheelo kulanka caawa ee Bayern Munich

Goat 🐐🥶🔥

Address

Mogadishu 000
Mogadishu
0000

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Chelsea somali fans posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Chelsea somali fans:

Share