Somalia in Kenya

Somalia in Kenya PAGEKA SOMALIA IN KENYA WAA PAGE AAD KALA SOCO KARTAAN XALADA DALKAN KENYA

HADA WAXAA SIXUN LUGU JIRDILAY MAGALADA NAIROBI EE DALKA KENYA GABADH CAAN oo lagumagacabo RAYAAN BAJAJ
10/11/2024

HADA WAXAA SIXUN LUGU JIRDILAY MAGALADA NAIROBI EE DALKA KENYA GABADH CAAN oo lagumagacabo RAYAAN BAJAJ

DHACDA KALE OO LAYAAB EHHaashim: Ninka ku eedeysan inuu saddexda hablood ku dilay Nairobi oo lagu heysto dilka gabar afa...
07/11/2024

DHACDA KALE OO LAYAAB EH

Haashim: Ninka ku eedeysan inuu saddexda hablood ku dilay Nairobi oo lagu heysto dilka gabar afaraad: mudooyinkaan dhan la Baadi Gobaye

Somalia in Kenya

Waaxda Dembi  Baarista Kenya ee DCI ayaa xaqiijiyay Xiritaanka Edeysane Hashim Dagane Muxumed oo ah Tuhmanaha Kowaad ee ...
05/11/2024

Waaxda Dembi Baarista Kenya ee DCI ayaa xaqiijiyay Xiritaanka Edeysane Hashim Dagane Muxumed oo ah Tuhmanaha Kowaad ee dilka Hooyo Iyo Laba gabdhood.

Qoraal ka soo baxay DCI ayaa lagu sheegay n berito uu Edeysanaha ka soo hor muuqan doono Maxmada Makadara ee Magaalada Nairobi si loogu qaado dacwad dilka ee loo heysto Somalia in Kenya

03/11/2024

DHACDO NAXDIN LEH OO KADHACDAY DALKA KENYA GAAR AHAAN NAIROBI

FADLAN HALA BADIYO TAXADARKA

Waxaa guud ahaan saaka dalka ka bilowday Imtaxaanka Qaran ee fasalka lixaad ee manhajka CBC iyadoo 1.3 milyan oo ardeydd...
28/10/2024

Waxaa guud ahaan saaka dalka ka bilowday Imtaxaanka Qaran ee fasalka lixaad ee manhajka CBC iyadoo 1.3 milyan oo ardeydda Grade 6 ay galyaan imtaxaanka . Imtaxaanka ayaa socon doona muddo seddex maalmood ah.

Suuqyada Ganacsiga Xaafada islii ee Magaalada Nairobi ayaa maanta xirnaan doona ilaa gelinka dambe , talaabadan ayaa loo...
24/10/2024

Suuqyada Ganacsiga Xaafada islii ee Magaalada Nairobi ayaa maanta xirnaan doona ilaa gelinka dambe , talaabadan ayaa loogu soo horjeedaa dil fool xun oo loo gestay hooyo Iyo labadeeda gabdhow isniintii 21 kii October 2024. in kenya

24/10/2024

Xildhibaan Yuusuf Xasan"MANTA waa la xirayaa dhamaan Ganacsiga Soomaalida ee Nairobi si caddaaladda loo horkeeno dambiilayaashii Gabdhaha dilay"

03/10/2024

Bootadii abiya

Abdi Nor Iftin

03/10/2024

DEG DEG ❗ Xerada IFO nuura oo biyo la,aan noqotay Gabi ahanba hadii aad ifo joogtit biyo maheshay manta ❓

Address

Juja B
Nairobi
0100

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somalia in Kenya posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Featured

Share

Category