Abdinajib sh/ sulub ansaari

Abdinajib sh/ sulub ansaari saaxibayaal soo dhawaada 🦁🙏

Shaafi SeerabtaKãàbë Ãdëñ ØmêrAbdirahman JamacMohmud Dabshid
25/01/2024

Shaafi Seerabta
Kãàbë Ãdëñ Ømêr
Abdirahman Jamac
Mohmud Dabshid

sanad wcan oo wanaagsan  saxibayaal
01/01/2024

sanad wcan oo wanaagsan saxibayaal

maalintu ha idiiin wacnaato saaxibayaal
30/12/2023

maalintu ha idiiin wacnaato saaxibayaal

Asma iyo Sowda waa labo Caruura oo Da'doodu tahay 3sano iyo 5sano oo ku Nool Tuulada Dhagaxle Ee Degmada Banbaas.Labadan...
21/11/2023

Asma iyo Sowda waa labo Caruura oo Da'doodu tahay 3sano iyo 5sano oo ku Nool Tuulada Dhagaxle Ee Degmada Banbaas.

Labadan Ciyaalka ah Hooyadeed waa Qof Dhimirka Ka xanuunsanaysa waxaana Hoy u ah wadada Mana haystaan Hoy iyo waxbarasho midna Labadan Caruurta ah oo aan saaka waraystay ayaa ii sheegay inay rabaan in lagu daro Qur'aanka iyo Schoolka Nasiib daro Ma haystaan Aabo iyo hooyo waxbarashada Geeya Hooyada Caruurta dhashay ayaa waxay Quudataa wax ay ciyaalkaasi soo helaan ee ay Dadka muxsiniinta ahi Siiyaan Maanta dhana waxay la Taagnaadaan Qoraxda ay ku sugan tahay Hoyadood Sida Sawirka Ka muuqata.

Dhamaan Dadka Muxsiniinta ah waxaan ka codsanaynaa in ciyaalkaas waxbarshada La Geeyo oo la soo caawiyo si Caruurtaas mustaqbalkooda loo bad-baadiyo Qof iyo Karaankii.

Waxaa lagala xidhiidhi karaa Taleefankan oo ah wiil in badan isku dayay inuu waxbarasho U helo labadan Caruurta ah 0915194375.

Fadlan dheh si ay Dad badani u arkaan.

Wariye Ibrahim Dallaayy.

21/09/2023

wiil hawen ay afduubteen si ay lacag uga dhacaan:

30/08/2023

🦁❤️🙏

❤️❤️❤️
16/07/2023

❤️❤️❤️

iid mubarak
28/06/2023

iid mubarak

asc dhalinyaro
19/06/2023

asc dhalinyaro

Address

Nairobi

Telephone

+251914211527

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdinajib sh/ sulub ansaari posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category