RADIO Garbaharrey

Call Directions

RADIO Garbaharrey Waxaad kala Socon kartaa warar xaqiiqda ku fadhiya. sidookale dhacdoyinka io xogta kaadahson.

12/08/2026
23/06/2026

Tacsi: أنا لله وإنا إليه راجعون

Ugaaska Guud Ee Besha sade Ugaas Mohamed Ugaas Xaashi ugaas Xirsi Waxa uu Tacni udirayaa Dhaqanka Soomaliyed iyo kuwa jubbaland uu Ka Baxay Suldan Maxamed Bashiir madoobe yarow oo ku geeriyooday Magaaladda Nairob Laguna aasay Magaalo madaxda kumel gaarka ah ee Kismaayo.

Ugaaska Guud Waxa tacsi udirayaa Qaybaha Bulshadda Sida: dhaqanka soomaliyed, kuwa Jubbalnad, Gedo iyo qoyska Hoose ee Suldaanka.

Suldanka ayaa ahaa nin jecel Nabbada iyo hormarka Bulshadda oo intii uu noolaa Kasooshaqeeyay .

14/06/2026

Address

Nairobi

Telephone

+252611272633

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when RADIO Garbaharrey posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share