CBB

CBB Cayayaanka Baraha Bulshada (CBB)

Fikirkaaga kadhibo
22/05/2025

Fikirkaaga kadhibo

Nolol
21/05/2025

Nolol

21/05/2025

Baarlamaanka Sheekh Rusheeye ayaa loo geyna😂😂

24/02/2024

Hadda ka hor baa nin tabtaas oo kale lagu yiri: ' Marka xaaskaaga u tegayso bisinka qabso",
Kuye: " Miyir mee?", hadda na waxa la yiri: " Marka aad dhammaysato eebbe u mahadceli",
Kuye: " Tamar meeday?". 😀

Saakay Maxkamadda Gobalka Banaadir waxaay qaadeysaa oo hadda Socoto dhageysiga Dacwadda kiiska Eedeysane Siid Cali Macal...
21/02/2024

Saakay Maxkamadda Gobalka Banaadir waxaay qaadeysaa oo hadda Socoto dhageysiga Dacwadda kiiska Eedeysane Siid Cali Macalin oo Xaaskiisa nolasha ku gubay

Waxaa maxakamadda Gobalka Banaadir joogo ehelada Luul iyo Siid Cali oo xaaskiisa nolasha ku gubay ,

Wallaahi waa kiis xasaasi ah .

21/02/2024

: Baarlamaanka Soomaaliya oo meel mariyay Heshiiska Difaaca iyo dhaqaalaha Badda Soomaaliya kaas oo ay kala saxiixdeen Soomaaliya iyo Türkiye.

20/02/2024

Ninkii Abiy ahaa oo Stress-ka Iska dajinayo aya stress kale galay😂

20/02/2024

Ilo ku dhow dhow Madaxtooyada Villa Somalia ayaa sheegaya in Madaxweyne Xasan Sheekh hadal jeedinta berri ee Baarlamaanka labada Aqal uu ku faah faahin doono heshiis dhinaca difaaca Badda ah oo Soomaaliya iyo Turkiga kala saxiixdeen.

Ilo wareedyada ayaa sheegaya in heshiiskan uu yahay muddo 10 sano ah oo Ciidamada Badda Turkiga ku howlgalayaan Badda Soomaaliya kuna difaaco doonaan.

Wasiirada Gaashaandhigga Soomaaliya iyo Turkiga ayaa 8-dii bishan Febraayo kala saxiixday heshiis istiraaji ah oo dhinaca Amniga ah.

20/02/2024

Yaa I wacday 🍽️ 🥘😂

Address

Nairobi
254

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when CBB posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share