Asad Xadaadi

Asad Xadaadi “Waxaan ahay wariye ka hadla wararka dalka iyo dibadaba igu si biir si aan war sugan igaga hesho”

16/10/2025

Xuska maalinta Cunada aduunka Somalia 🇸🇴

16/10/2025

Xuska maalinta cuntada aduunka iyo hormarinta waxsosaarka

🚨🚨DEG-DEG:Muu waal cusub oo laga helay kamaradaha amniga ayaa muujinaya qof la rumeysan yahay inuu yahay dab-dhaliye, oo...
15/10/2025

🚨🚨DEG-DEG:Muu waal cusub oo laga helay kamaradaha amniga ayaa muujinaya qof la rumeysan yahay inuu yahay dab-dhaliye, oo si ula kac ah u gubay guriga Madaxweynaha Gobolka Pennsylvania, Josh Shapiro, bishii April. Ninkaasi ayaa isticmaalay Molotov cocktails ololaya si uu dabka u shido, waxaana booliska sheegeen in ay u arkaan fal naceyb iyo qorshe horay loo dejiyay. Baadhitaanno ayaa weli socda si loo helo eedeysanaha.

🚨🚨 DEG-DEG: Xamaas ayaa ku wareejisay mayd aan la aqoonsan inuu ka mid yahay maxaabiista, sida ay sheegtay ciidanka Isra...
15/10/2025

🚨🚨 DEG-DEG: Xamaas ayaa ku wareejisay mayd aan la aqoonsan inuu ka mid yahay maxaabiista, sida ay sheegtay ciidanka Israel (IDF).

14/10/2025

Hooyoyinku wa dadka ugu dulqaadka badan

Pakistan waxay ku dhawaaqday inay damacsan tahay in mar labaad u magacowdo Donald Trump abaalmarinta Nabadda ee Nobel, s...
14/10/2025

Pakistan waxay ku dhawaaqday inay damacsan tahay in mar labaad u magacowdo Donald Trump abaalmarinta Nabadda ee Nobel, sababo la xiriira doorkii uu ka qaatay joojinta dagaalka Gaza.

13/10/2025

Madaxweyniha Mareykanka Donald Trump ayaa gacanta haatiyay isagoo sagootinaya, xilli uu raacayay diyaaradda Air Force One si uu ugu laabto Washington, D.C..

13/10/2025

Donald trump 👀

Duqii TRUMP ahaa ayaa yiri: " Ma filayo in ay jiraan wax aan Jannada ku geli doono, balse waxaan hubaa in aan nolosha da...
13/10/2025

Duqii TRUMP ahaa ayaa yiri: " Ma filayo in ay jiraan wax aan Jannada ku geli doono, balse waxaan hubaa in aan nolosha dad badan u wanaajiyey."

13/10/2025

Wajigii ugu dambyey ee heshiiska xxabad jojinta gaza

Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Israa’iil (Knesset) ayaa maanta laga saaray hoolka baarlamaanka, kadib markii ay buu...
13/10/2025

Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Israa’iil (Knesset) ayaa maanta laga saaray hoolka baarlamaanka, kadib markii ay buuq iyo sawaxan ka dhigeen intii uu Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump halkaas khudbad ka jeedinayay
Goobjoogayaal ayaa sheegay in qaar kamid ah xildhibaannada mucaaradka ay si caro leh ugu qeyliyeen ereyo ay kamid ahaayeen, “Xasuuq ayaad samaysay!”, taasoo keentay in waardiyeyaasha baarlamaanka ay si degdeg ah uga saaraan hoolka.

Xafiiska Netanyahu , ayaa hadda warsaxaafadeed soo saaray , kaasoo lagu sheegay inuu Netanyahu joojiyay ka qeybgalka shi...
13/10/2025

Xafiiska Netanyahu , ayaa hadda warsaxaafadeed soo saaray , kaasoo lagu sheegay inuu Netanyahu joojiyay ka qeybgalka shir madaxeedka Sharma El-Sheikh ee lagu saxiixayo qorshaha nabadda Qasa ,

Address

Garowe

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Asad Xadaadi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share