Hadaf Production

Hadaf Production Content Creator | Photographer | Multimedia & Graphic Designer
🔥 Facts. Truth. Impact.
(1)

18/08/2026

Lex jeclada iyo dhibka xaaranta laga dhaxlo

17/08/2026

Nolosha ma ahan midaad moodayso waa inaad is dirtaa oo fadhiga ka kacdaa

17/08/2026

ha ogolaanin inay nolosha kaa adkaato - Dhiiragalinta Dhalinyarada

16/08/2026

Dhibaatada ay isku qabaan Shaqaalaha iyo Ganacsatada Soomaalida ee hantida leh

16/08/2026

Dhalinyaradu ma ahn inay ka niyad jabaan Mustaqbalkooda dhow

Mararka qaar fursaddu way timaaddaa, balse duruufaha ayaa kaa hor istaaga inaad waqtigeeda ka faa’iidaysato. Muuqaalkan ...
14/08/2026

Mararka qaar fursaddu way timaaddaa, balse duruufaha ayaa kaa hor istaaga inaad waqtigeeda ka faa’iidaysato. Muuqaalkan waxaan duubay qiyaastii 6 bilood ka hor, laakiin fursad uma helin inaan waqtigaas soo bandhigo. Alxamdulillaah, ugu dambayn waan dhammeystiray editing-kiisa, waana idiin soo gudbinayaa.

Barnaamijkan wuxuu si gaar ah u taabanayaa ganacsiga iyo dhalinyarada, iyo sida ay dhalinyaradu ula tacaalayaan caqabadaha ganacsiga ee maanta jira.

Waxa kale oo uu xambaarsan yahay dhiirrigelin, waayo-aragnimo iyo talooyin muhiim ah oo ku wajahan dhammaan dhalinyarada doonaysa inay ganacsi bilowdo, horumariso ama ku guulaysato.

Haddii aad tahay dhalinyaro leh hammi ganacsi, ama aad qorshaynayso inaad ganacsi bilowdo, muuqaalkan ha seegin.

Daawo, ka faa’iidayso, lana wadaag qof aad u malaynayso inuu u baahan yahay dhiirrigelintan. ❤️

Maalinta axadda - 4:30PM Galabnimo I.allah kala soco Hadafproduction

10/08/2026

Ugaas Hassan Ugaas Boqow

10/08/2026

Xidhibaan Hassan Abdi qoor gaab

10/08/2026

bdirashid Mohamed Xambuus

Address

Nairobi
00610

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hadaf Production posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hadaf Production:

Shortcuts

Share

Category