05/11/2023
What is RUTFโ
Waa Maxay RUTFโ
RUTF (buskud dhiqdhiiq) waxa laga so gaabiye โReady-to-use therapeutic foodโ Oo micnaheedu yahay Waa cunto diyaar ah lona isticamalo daweyn laguna dawenaayo caruurta โwastingโ ka ah ama nafaqodarada balaaran heyso (SEVERE ACUTE MALNUTRITION) kuwaas Oo ka yar daโdooda 5ta sano Sido kale aan heli Karin cunto ku filan ama cunto โnutrientsโ nafaqo.โผ๏ธ
RUTF muxu ka samaysan yahayโ
Wuxu ka samaysan yahay:
Energy, Iron, magnesium, vitamins, folic acid ama iodine iyo kuwo kaleโฆโฆ
Inta an Kor kuso xusay waxay jirka uqabtaan waxyaabo badan Oo faaaido leh๐
RUTF Waa maxay faaidoyinka uu leyahyโ๏ธ
Faaidoyinkisa waxa ka mid ah in cunuga nafaqodarada heeso uu ka badbaadi dono xanuunada qaar hadi si saxan loo Siya Sido kalena waqti saxan lagu siyo,
Hadii uu cunuga ahaa โweight lossโ wuu ka baxaaa then waxa cunuga u noqdaa Mid miisan kiisa Soo kordha Oo normal noqdo, cunuga la siiyo RUTF waxa lagula taliyaaa qofka sinaaayo inuu Sido kale siiyo biyo bdn kaas Oo ka Qeyb qaata inuu isbadalo cunuga jir ahan iyo Maskax ahaanba.
NB๐ซโ๏ธโ๏ธ
RUTF Somalia Maxay ka aminsan yihin????????
Hadaa nahay somali bahashan Waa jecelnahy wana Cunaa inbdn xita waxa samaynaa in hooyada ay cunugeeda meel MCH ah ay geeso kdibna kuso qadato (RUTF ama buskud dhiqdhiiq) ay isla markaasna suuqa geyso ay sii iibiso lacgtana ay wax kale u isticmasho ma oga Hoyadaas in cunugeeda uu ku jiro xalad adag, Marka laga so tago hooyooyinka waxa jiro dad wax aqris yaqaano Sidoo kale An ogyn muhiimada uu leyahy ama dhibaatoyinka uu leyahy.
Wadamanka dhigeena ah waxay og yihin in RUTF uu cuni Karin โqof normal ah Oo cafimad qabo loguna talo galay Ilmaha ka yar 5sano kuwaas Oo ku jiraan xalad nafaqodaro ah (SAM)โช๏ธ
Hayโadaha caaalamka qaasatan Kuwa bixiya RUTF waxay ku bixiyan tiro taas Ay ku saleyaaan Ilmaha nafaqodarada heyso, Lkn anaga Somali hada nahay ma ogin midaaas Sido kale waxa laga helaa tukaamanka ama meelaha ganacsiga Lkn Waa qalad midaas Oo laguma talo galin in lagu iibiyoโโ
(RUFT ama buskud dhiqdhiq) Qasaaarada uu uleyahy qofka ka weyn 5sano:
Wuxu dhibateeya kilyaha kadib waxay noqdan Kuwa shaqadooda gaba, Sido kale qof ka Cuna wuxu noqdaa qof (obese) ah ama cayilan kolba hadi uu misanka kordho wuxu qofku unogol yahy xanuuno bdn Sida (hypertension, diabetic, cholesterol and cardiac problems etc) (dhiigkar, cudurka macaanka ama cudurka dufinka iyo xanunada ku dhaco wadnaha iwm).
Please ๐๐๐ joojiya cunitaaanka RUTF xabadiii ad cuntaa RUTF ama buskud dhiqdhiiq ah Waxaa dishey cunug la taalo dhacaaaya naqafodaro looguna talo galay in lasiiiyo.
Share Itโ
โ
Nutritionist: Dr Marian Ahmed