Sohar Media

Sohar Media warar sugan iyo waraysiyo xiiso leh ayaad halkaan ka helidoontaan.

Madaxdwey nihihore ee farmaajo ayaa soo saaray warkaan 👇🏿MOWQIFKA SIYAASADEED EE MADAXWEYNIHII 9-AAD EE JAMHUURIYADDA FE...
23/12/2025

Madaxdwey nihihore ee farmaajo ayaa soo saaray warkaan
👇🏿
MOWQIFKA SIYAASADEED EE MADAXWEYNIHII 9-AAD EE JAMHUURIYADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA, MUDANE MAXAMED CABDULLAAHI FARMAAJO, EE XAALADDA SIYAASADEED, AMNI, DHAQAALE IYO BULSHO EE DALKU KU JIRO

Saxibada somalia iyo dowladiiba maanta waxay iskugu tageen buunta yar oo laba qof xita ey iskudabamari Karin
06/12/2025

Saxibada somalia iyo dowladiiba maanta waxay iskugu tageen buunta yar oo laba qof xita ey iskudabamari Karin

22/05/2023

Musharaxii saddexaad ee ugu codka badan doorashada Turkiga oo taageero toos Ah u muujiyey Erdogan.

warar sugan iyo waraysiyo xiiso leh ayaad halkaan ka helidoontaan.

Hassan sheikh oo qortay dhalin yaro badan oo baraha bul shada iyo kuwa kale ba leh
02/06/2022

Hassan sheikh oo qortay dhalin yaro badan oo baraha bul shada iyo kuwa kale ba leh

29/05/2022

❤️❤️

See wax ujiraan mudane cc.w pstigan waxaa lawaday 2021 waana ethopia
27/05/2022

See wax ujiraan mudane cc.w pstigan waxaa lawaday 2021 waana ethopia

27/05/2022

Rooble dhib badanaa intaan jeebka ma gashdaa war kadaa ku ye carabkiine😂😂😂😂

Xilalkii dowlada waa labooyayaa yaa lagala cararayaa toloow
26/05/2022

Xilalkii dowlada waa labooyayaa yaa lagala cararayaa toloow

Jugta Qarax Ayaa Laga Maqlay Dhanka Suuqa Beerta Nabada Muqdisho Waxaana La Arkayaa Uuro Iyo Qiiq Kabaxaya Dhanka Qaraxu...
12/01/2022

Jugta Qarax Ayaa Laga Maqlay Dhanka Suuqa Beerta Nabada Muqdisho Waxaana La Arkayaa Uuro Iyo Qiiq Kabaxaya Dhanka Qaraxu Kadhacay

Dhaqso waxaa soo baxayo taageerada ey Belaha d**o bosaaso umuu jinayaan war kii kasoo baxay isimada putland
12/01/2022

Dhaqso waxaa soo baxayo taageerada ey Belaha d**o bosaaso umuu jinayaan war kii kasoo baxay isimada putland

Wasaaradda Amniga oo fasaxday banaanbaxa la filayo beri in uu ka dhaco Muqdisho
12/01/2022

Wasaaradda Amniga oo fasaxday banaanbaxa la filayo beri in uu ka dhaco Muqdisho

Address

Nairobi

Telephone

+254722226142

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sohar Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Sohar Media:

Share