Yariisow maalim

Yariisow maalim Kusoo dhawaada peg-ka saxda ah ee yariisow maalim

17/03/2026

asc subax wanagsan iyo trump oo oynaya wax aamusiyana waye maku faraxsate adiga aniga haa

24/01/2026

asc slander wa walalaheyga wan jeclahay lkn ma go.do wayo gacmo wada jir ayey wax ku goyan sidas darted somali wa hal waxa kale oo jira israil wa cadowga islaamka waxbo Uma tareyso slaand an aheyn inay ku ofsato danaheda wayo waxad aragtan sida falastiin ay ku sameyni ma arki karto muslim waxa kale oo jira markad so dajiso hadhow ya ka wadayo ma ogola enay ka guurte madaxda waxan leyahay is dajiya waxa kale jira waxa so badanaya dagaalka marka ma agodno waxas iska jira is rail

08/01/2026

Xuutiyiinta Dalka Yeman, oo hadda Warsaxaafadeed soo saaray ayaa yiri waxaan beegsan doonaa goob walba oo uu cadowga jooga oo ka tirsan gudaha Somaliland, gaar ahaan madaxtooyada Somaliland, Garoonka diyaaradaha Hargeysa iyo Dekada Barbara.

Sidee u aragtaa arrintaan?

08/01/2026

asc subax wanagsan

07/01/2026

Dowladda Mareykanka ayaa ku hanjabtay inay qaadi karto talaabo milatari si ay u qabsato Greenland,

Madaxweyne Trump iyo maamulkiisu ayaa kawada hadley fursadaha lagu heli karo Greenland, waxayna isla eegeen dhowr ikhtiyaar oo ay ku jirto talaabo milatari sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay Aqalka Cad, kaas oo lagu yidhi "Isticmaalka milatariga Mareykanka mar walba waa ikhtiyaar uu heli karo Taliyaha guud." waana xili uu Trump sheegay in Greenland ay mudnaan istaraatiiji ah u leedahay ammniga qaranka Mareykanka.

Hanjabaada Mareykanka ayaa timid saacado kadib markii ay hogaamiyeyaasha Yurub soo saareen bayaan wadajira oo ay ku taageerayaan Wadanka Denmark ee iska leh Greenland.

Hogaamiyeyaasha Dalalka Faransiiska, Jarmalka, Ingiriiska, Talyaaniga, Poland, iyo Spain ayaa bayaankooda wadajirka ah ku yidhi "Greenland waxaa iska leh dadkeeda, sidaas darteed Denmark iyo Greenland ayaa go'aan ka gaadhi kara arrimaha khuseeya xidhiidhkooda."

Hogaamiyeyaasha Yurub waxay dhanka kale ku baaqeen in la ilaaliyo madax banaanida, jiritaanka dhuleed iyo xuduudaha lama taabtaanka ah ee dalalka sida ay qeexayaan mabaa'diida aasaasiga ah ee axdiga Qaramada Midoobay.

Ra'iisul Wasaaraha Denmark, Mette Frederiksen ayaa iyaduna ka digtay in weerar kasta oo Mareykanku ku qaado Greenland ay horseedi doono dhammaadka gaashaaanbuurta milatari ee NATO.

Xiisada Greenland ayaa dib u soo laabatay ka dib markii uu Mareykanka faragelin ciidan ku sameeyay Dalka Venezuela, Isla markaana ay ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Delta soo qabteen Madaxweynihii dalkaasi Nicolas Maduro oo Mareykanku u haysto dacwad ku saabsan daroogo iyo hub.

Maalin ka dib weerarkaasi, mid kamid ah xaaska Kaaliyeyaasha sare ee Trump oo lagu magacaabo Katie Miller ayaa baraha bulshada soo dhigtay khariirada Greenland oo midabkeeda laga dhigay calanka Mareykanka, iyada oo kusoo dul qortay erayga "Soon" Intaasi kadib ninkeeda Stephen Miller ayaaba si cad u sheegay in mawqifka rasmi ah ee dowlada Mareykanku uu yahay in Greenland ay qayb ka noqoto dhulka Mareykanka.

06/01/2026
06/01/2026

asc suaal sheeg meqa surad oo ku bilawda xuruful almuqadhac?

06/01/2026

asc dhamaan somali weyn

29/03/2023

Asc SAXUUR wanagsan

23/03/2023

ASC SAXUUR WANAGSAN

Address

Nairobi

Telephone

13538731

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Yariisow maalim posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share