GarissaTv Channel

GarissaTv Channel You can watch more videos on our YouTube Channel

12/12/2025

FIRE ๐Ÿ”ฅ ๐Ÿ”ฅ! Galbet mca Hon Abubakar Mohamed Khalif clash with his electorate and call them gangs, hopeless, drunkers after they heckled him today at Jamhuri Day Celebration that was held at Yathrib Primary school Galbed Ward.

fans



12/12/2025

DEG! Fanaanka weyn Ahmed Budul oo manta ruxay magalada Garissa

fans



30/11/2025

DEG! Waziirka Cafimadka Kenya ๐Ÿ‡ฐ๐Ÿ‡ช Md Aden Duale ayaa sheegay inuu ka shaqeeyn doono midnimada beeaha Cawuthaq isago siyaasinta beesha Cawuthaq ugu baaqay in dantooda ay ka hor mariyaan danta shacabka.

Waziirka ayaa hadalkan ka jeediyay tuulada Nunow oo ka tirsan degmada Balambala ismaamulka Garissa halkaas oo laguso qatimay Quran aqris soo socday sedexdi beri ee laso dhaafay






30/11/2025
30/11/2025

DE! DEG! Qilaafka ree Afgaab oo meshi ugu saraeysay gaaray...xalada oo Somalia ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด gaartay

30/11/2025

DAAWO! Buraambur aad u shidan iyo Ree afgaab

30/11/2025

BAASHAALKA AHMED SH*TAH TEAM IYO NAIROBI

28/11/2025

DEG! Hon Ahmed sh*tah ๐Ÿ† oo musharax u ah kursiga baarlamanka Dadaab ayaa sheegay in shacabka kunool xeryaha qaxootiga ee Dadaab uu noloshooda wax weyn ka badali doono.
Adiga maxay kula tahay? Fikirkaada hoos noogu reeb.






28/11/2025

DEG! AFGAAB OO AFKA KA DAGAALAMAY๐Ÿ”ฅ๐Ÿ”ฅ๐Ÿ™†




28/11/2025

dEG! Ganacsade Ugaas Ahmed Abdi Yare oo Hon Kherow dhulka la jaray๐Ÿ™†๐Ÿ™†

27/11/2025

DEG! Murashax madaxweyne Jubaland md Hon Ahmed Saafi oo u guntaday ololaha musharaxa kursiga xildhibanka Dadaab Hon Ahmed Cheetah.




Address

Nairobi

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when GarissaTv Channel posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to GarissaTv Channel:

Share