Horyaal Tv

Horyaal Tv “HORYAAL TV is a television channel that delivers accurate and reliable news. Please stay connected with us and join our platform.”

26/11/2025

xilibaan Jacfar Oo Ugacan Qaaday Warbahinta Madaxa Banaan Ee Dalka.

23/11/2025

" Qof Iyo Xabashiisa Lama Kala Qariyo Waan Soo Labtay"

14/11/2025

Gabar Silac Loogu Dilay Magalada Galgacyo
Waxana Loo Adeegsaday...... seemore

13/11/2025

TOOS:: Madaxwene H**e Mohamed Adbullahi Farmajo Oo Shir Jaraid

12/11/2025

"Hadii Aamuskeygii Dul Qaadkeygii & Odaynimedeydii Ay Sawabtay In Laygula Xadgudbo...."
Gudoomiye Madaale

11/11/2025

"Waxaan Ku Guuleesanay Inaan Xalino Tabashadii Shaqalaha".
Maareeyaha Guud Ee Garoonka Adan Cade.

11/11/2025

"Sidee Ayee Kusuurta Gashay In Somalialand Ay Amaro Siyan Diyaradaha Hawada Somalia Adegsada"
Waziir Mareye

08/11/2025

Bal Maxaa Inoo Haray?

Waxaad maanta arkeysaa muuqaal murugo leh — muwaadin Soomaaliyeed oo la gubay sababo aano qabiil ah, halka dadka qaar ay ku doodaan inuu ahaa qof xanuunsan maskax ahaan. Waa dhacdo kale oo naxdin leh oo ku darsanaysa silsiladda musiibooyinka na saameeyay—kuwaas oo aan u qaadanno sidii wax caadi ah.

Qof Soomaaliyeed ayaa dhiiggiisa daatay, gacmo Soomaaliyeedna way daadisey. Maxaa naga dhigay kuwo aan naxariis isu hayn? Maxaa naga dhigay kuwo aan qiimo siin nolosha qofka, gaar ahaan marka uu xanuunsan yahay ama baahan yahay garab?

Bulshadeenu waxay u baahan tahay in ay is waydiiso su’aalo dhab ah:

Goormaan joojinay in aan isku aragno dad hal calan iyo hal dhiig ah?

Maxay u adagtahay in aan garab siino qof bukaan ah halkii aan ku ciqaabi lahayn?

Halkee ka baxay diintii na baraysay naxariis, dulqaad iyo cadaalad?

Dhacdadaas ma aha mid qof keliya ku koobna — waa astaan muujineysa meesha aan ka taaganahay bani’aadantinimada. Waa digniin nagu socota oo oraneysa: “Bal maxaa inoo haray?”

Haddii aan maanta aamusiino dulmiga, berri wuxuu imaan karaa mid kale oo nagu dhaca annaga ama kuwa aan jecel nahay. Waa waajib in aan codka ka qaadno caddaalad-darrada, oo aan diidno qabyaaladda iyo naceybka kala qaybiyay dadkeenna.

Dhiig kasta oo daata waa dharbaaxo nagu socota.
Qof kasta oo la gubo waa qaylo-dhaan na xasuusinaysa in aan luminay xusuustii bani’aadamnimo.
Bal aan is weydiinno, haddii aanan naxariis isu hayn—maxaa inoo haray?

23/10/2025

What a goal

23/10/2025

Kaxda Waxee Leedahay ilahow quranka fadligiisa igu badbaadi

Waxaa wax laga xumaadaa in maanta Degmadayadii dhanka sports ka uu hoggaamiyo axmaq aan damiir lahayn, qof aan dan iyo d...
13/10/2025

Waxaa wax laga xumaadaa in maanta Degmadayadii dhanka sports ka uu hoggaamiyo axmaq aan damiir lahayn, qof aan dan iyo dareen toona ka lahayn dhalinyarada uu matalayo, kana fog cidda uu sheeganayo inuu u adeegayo. Maanta waxaad aragteenn natiijadiisa — burbur, jahawareer iyo hoos u dhac dhinac kasta ah.

Waxaan ugu baaqayaa madaxda sare ee maamulka dagmada in ay marka h**e qiimeeyaan qofka xilka loo dhiibayo,ama loo magacaabayo oo aysan xilka u dhiibin qof aan lahayn hufnaan, daacadnimo, iyo aragti horumarineed. Maamul wanaag laguma gaadho saaxiibnimo iyo isbahaysi; ee waxaa lagu gaaraa aqoon, mas’uuliyad, iyo damiir shaqsiyeed.

Kubadda cagtu waa — cad iyo madow. Saddex natiijo ayaa la heli karaa mar hadii garoon lagalo: mid waa in aad badiso, laba waa in lagaa badiyo, saddex waa barbar dhac. Balse yaabka ugu weyn ayaa ah, muxuu kadoonay Kenya ayadoo degmadu heesato ciyaartoy?
Maxayse ku dhacday in uu iska indho tiro ciyaartoydii dhiiggooda iyo waqtigooda u huray degmada?
Muxuu ka helay oo natiijo Kuwii uu lacagta kusoo kireeyay ayago wiilasheni jogan?

Tani waa ceeb, waa hoos u dhac, waa ficil lagu kasbanayo nacayb iyo caro dhalinyarada ah.
Haddii aan la joojin nidaamka xulashada ee aan aqoonta ku dhisnayn, degmadayadu marna horumar ma gaari doonto.

11/10/2025

Dilka Muwaadin Kenyan ah & Maxkamadda Ciidamada Maxa Kala Qabsaday.

Address

Njiro
Nairobi

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Horyaal Tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category