Somali Politicstv

Somali Politicstv Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Somali Politicstv, News & Media Website, Mogadishu.

Waa fake news. Bogaggan waxaa iska leh tiim Yuhuud ah oo wararka beenta ah faafiya.Somaliland Carab ma ah. Abraham Accor...
24/10/2025

Waa fake news. Bogaggan waxaa iska leh tiim Yuhuud ah oo wararka beenta ah faafiya.

Somaliland Carab ma ah. Abraham Accords shaqo kuma leh!

Mark, beenta hala joojiyo!

Former Prime Minister Mohamed Hussein Roble steered the country through a most difficult period.Follow my substack to ge...
24/10/2025

Former Prime Minister Mohamed Hussein Roble steered the country through a most difficult period.

Follow my substack to get the English Version of my commentary!

Ahmed Abdihadi,

Former Prime Minister Mohamed Hussein Roble steered the country through a most difficult period. Regrettably, the “seventy-year-old horror,” as he once described him, has once again opened a perilous chapter for the nation. When former Prime Minister Roble referred to the “seventy-year-old hor...

24/10/2025

Qabiillada Soomaalida, wixii sheeko samayn ah, ama afmaalnimo ah waxaa hibo u leh Daarood, iyo Isaaq.

Wixii xabbad, iyo lacag sameyn ahna waa hibo Hawiye!

Baryahan nimankii Daarood arrinta Soomaaliland waa kukala qaybsameen. Puntland ayaa u gashay. Marka,
Somaliland culayskii siyaasadeed oo dhinaca baraha bulshada ayaa ka khafiifay.

Dhinaca Koonfurta, propogandu Xasan Sheekh u fiican ayay wadaan. Waana in xilligan ay tahay xilligii “madaxtinimada Daarood”

Xasan Sheekh oo maalintuu xukunka yimid siyaasad Hawiyasan ( Habar-Abgalism) villada la galay arrintan wuxuu u isticmaalayaa shidaal siyaasadeed.

Si, gaar ah Habargidir oo ah indhaha, murqaha, haddana noqotay awoodda dhaqaalaha ee Hawiye ayuu rabaa inuu danabeeyo!

Marka, Daaroodow propogaandada cidna uma fiicna ee joojiya!

Ahmed Abdihadi,

Koonfurta raggii dadka qarxin jiray ee hal mar 1500 oo qof ka tallaabsanay ayaa madax ka ah. Halka Soomaaliland ay qaada...
24/10/2025

Koonfurta raggii dadka qarxin jiray ee hal mar 1500 oo qof ka tallaabsanay ayaa madax ka ah. Halka Soomaaliland ay qaadatay siyaasadda “ ka hortagga ayaa ka fiican dawada”!

Halkan Soomaaliland ay goonigoosadka ka raadin lahayd waxaa fiican in ay ku dooddo si kumeel gaar ah caasimadda aan Hargayso ka dhigno kaddibna aan tashano!

Ahmed Abdihadi

Ciidamada Sirdoonka ee Somaliland ayaa xabsiga u taxaabay Samafale Cabdimaalik Muuse Coldoon.

Raysulwasaare h**e Maxamed Xuseen Rooble xilli adag ayuu dalka soo dhaafiyay. Nasiib darro “ 70 jirka horrarka” ayaa mar...
24/10/2025

Raysulwasaare h**e Maxamed Xuseen Rooble xilli adag ayuu dalka soo dhaafiyay. Nasiib darro “ 70 jirka horrarka” ayaa mar kale dalka ku furay albaab gud-cur ah.

Halka uu R. h**e uga tilmaamay “ 70 jir horror ah” si gaar ah madaxeyne Xasan waxaa si guud madaxda Afrika ugu tilmaamay caalimka cilmiga dhaqaalaha ee reer Ingriis Paul Collier buuggiisa “ The bottom one billion” oo uu ula jeedo faqriga dadka Afrika haysta. Wuxuu yiri: Afrika waxaa la deggay odayaal “ku khafiifay lacag iyo xukun”.

R. Rooble, sidoo kale, wuxuu iiga xog warramay dadaalka madasha Samatabixinta Soomaaliyeed ugu jirto in si xilkasnimo leh lagu maareeyo xaaladda kalaguurka.

Dhinaca kale, wuxuu meesha ka saaray Propogandada Villadu suuqa soo galisay ee ah: in wax la xiriira muddo kordhin ay xubno madasha kamid ah kala hadleen Villada.

Arrintan ayuu ka macneeyay kaarto ay wadaan been sanceeyaasha (Spin doctors) Villado si ay sumcadda Madasha loo naafeeyo. Wuxuu nasiib darro ku tilmaamay in dad mucaaradka kamid ah u nuglaadeen beenabuurkan.

Arrin kale, wuxuu iiga sheekeeyay inuu qayb muhiim ah ka qaatay inuu Xasan Sheekh Madaxweyne noqdo laakiin hadda soo wax wado aysan ahayn tusaale waayeel!

Arrinta doorashooyinka dowladaha hoose ee buuqa badan dhaliyay wuxuu kala mowqif yahay Madasha.
Doodda madasha ayaa ah: inta aan doorasho la gaarin, sharciyadda, Maqaamka caasimada, tirinta dadweynaha, iyo heshiis daahfuran ayaa ka horreeya.

R. Rooble asaga oo isticmaalaya khibraddiisa kalaguurka wuxuu leeyahay doorashada qofaysan ee madaxweyne Xasan wado, waa mid waqtiga, iyo dhaqaalaha dalka naafaynaysa laakiin ugu danbayn tub doorasho oo loo dhantahay ay ku dhamman. Cajiib!

Intan aanaa ku darsan. Ninkii reer Giriig ee lagu ciqaabay in uu marna dhagaxweyne buurta saaro, marna ka soo dajiyo soo ma ah dhaqanka madaxda Soomaaliyeed markay doorasho timaaddo. Xasuustaada ku celi 2022!

Ahmed Abdihadi

24/10/2025

isbeddelka dhacay 1991 kaddib ee ah in 8million oo qof ilaa 20 million kakaca miyaa?!

2. Muxuu yahay maqaamka caasimadda ee sharci ka hor inta aan doorasho laga qaban?

3. Kaxda, iyo Daarulsalaam dadka deggan say ugu mid noqonkaraan golaha deegaanka? Ileen Gubadlay, iyo Garasbaalay waa Kaaraane’

24/10/2025

Xasan waa 36 qof oo isku dhexjirta!

Mar kani waa markuu Sheekh alle ka cabsiga badan yahay!

23/10/2025

Tababbarka ardayda cilmiga amniga ka dhigta jaamacadda Somali International University - SIU ee xarunta Somali Criminal Investigation Directorate CID waa tallaabo horay loo qaaday. Maamulka jaamacaddu shaqo fiican ayuu qabtay!

23/10/2025
Farriintan Reer Kaxda iga gaarsiiya!Dad badan oo waxaan u jeedaa degmada Kaxda ka xumaaday arrinteed. Waa run Soomaalidu...
23/10/2025

Farriintan Reer Kaxda iga gaarsiiya!

Dad badan oo waxaan u jeedaa degmada Kaxda ka xumaaday arrinteed.

Waa run Soomaalidu waxay tiraahdaa: Ninkii been kugu diiday runna waa kugu diiday!

Laakiin arrinta aan labo u kala saarno:

1. Mid waa xumaanta, naxliga, iyo cuqdada Xasan sheekh dad badan oo Soomaaliyeed u qabo. Kaxduna ku jirto!

2. Doorashooyinka camcamiska oo aan ahayn wax soconaya. Maxaa yeelay, doorashooyinku waxay ka tajumaan xaqiiqooyin siyaasadeed iyo bulsho. Tanna intiiba ma ah!

Marka, reer Kaxda xoogga saara sidii aad isbeddelka qayb uga noqon lahaydeen!

Ahmed Abdihadi,

Address

Mogadishu
25552

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Politicstv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Somali Politicstv:

Share