17/08/2026
Hambalyo dhamaan ardayda Dugsiga dhexe ee dowladda Galmudug oo natiijadoodii imtixaanka helay, si gaar ah waxaan u Hambalyeenayaa ardayda Degmada Afbarwaaqo oo dhamaantood gudbay, maamulkii, macalimiinta, waalidiinta, kormeerihii imtixaanka iyo Gudomiyaha waxbarashada degmada Afbarwaaqo iyagana waan u mahadcelinayaa, weyna mahadsanyihiin.
Afar sano ka dib iyo idinkoo Fasalka 12-aad ayaa inoo balan ah insha allah.