Xal doon media 24

Xal doon media 24 Xal doon
Waxaay u taagan tahay baraarujinta somalida
Iyo difaaca
Diinta,dhulka iyo sharafka wadanka

15/01/2025

Follow xal doon media 24

06/01/2025

follow me

Dowlada kenya ayaa sadax diyaaradood oo beyrqdaar Tb2 ah ka so iibsatay turkey
31/12/2024

Dowlada kenya ayaa sadax diyaaradood oo beyrqdaar Tb2 ah ka so iibsatay turkey

Isku maqan lagu maqan yahay marka somalia laqabsado maxuu. Sheegi doonaa
21/12/2024

Isku maqan lagu maqan yahay marka somalia laqabsado maxuu. Sheegi doonaa

Xal doon waxaay bilaabi doontaa barnaamijyo ku saabsan sida somalia loo rabo in looga dhigo dal shasheya qeybsado
21/12/2024

Xal doon waxaay bilaabi doontaa barnaamijyo ku saabsan sida somalia loo rabo in looga dhigo dal shasheya qeybsado

MAXAA LAGA FILAN KARAA DORASHADII KA DIB HESHIISKII AAY WADA GALEEN MUUSA BIIXI IYO ABIY AHMED dorashadii ka dhacday maa...
02/12/2024

MAXAA LAGA FILAN KARAA DORASHADII KA DIB HESHIISKII AAY WADA GALEEN MUUSA BIIXI IYO ABIY AHMED

dorashadii ka dhacday maamulka somaliland ayaa waxaa ku so baxay abdirahman cirro oo ah madaxweynaha la doortay ee somaliland

Ethiopia oo ka mid ah wadamada dantooda qaran ka dhax arka somali iska so horjeeda oo fur furan ayaa heshiis la gashay muuse biixi oo ah hogaamiye ku suntamay kii ugu xumaa ee gayiga somalida somara

Ka dib markii uu Ethiopia u ogolaaday in aaay qaadato dhul iyo biya somaliyeed
Heyeeshee hogaamiyaha cusub ayaa la eegi doonaa sida uu umaamulo arinta kala dhaxeysa Ethiopia

XAL DOON

02/12/2024

Xal doon

Ku so biir

ᴍᴀ xᴀʟ ᴋᴏᴏx ɢᴀᴀʀ ᴀʜ ᴍɪꜱᴀ ᴀᴊᴀɴᴅᴀ Qᴀʀᴀɴ?Digaalka u dhaxeya xasan sheikh iyo axmad madobe Oo aay somalida ku warersan tahay...
02/12/2024

ᴍᴀ xᴀʟ ᴋᴏᴏx ɢᴀᴀʀ ᴀʜ ᴍɪꜱᴀ ᴀᴊᴀɴᴅᴀ Qᴀʀᴀɴ?

Digaalka u dhaxeya xasan sheikh iyo axmad madobe
Oo aay somalida ku warersan tahay
In badan oo bulashada somliyeed ka mid ah

Ayaa u qaaray digaalkan dano aay koox gaar ah wadato madaamaa muumulka fadaralka uu meesha ku haayo maamulo muda dhaaf ah

Axmad madobe oo ah hogaamiye u sameysan sidii jabhadihi kaas oo aan ogolaan cid kula loolanta korsi

Xal doon

Maanta oo kale November 29,1954 waxuu gumeystaha ingiriiska u gacan gili Ethiopia gobalka somali galbeed Waa muda hada l...
29/11/2024

Maanta oo kale November 29,1954 waxuu gumeystaha ingiriiska u gacan gili Ethiopia gobalka somali galbeed

Waa muda hada laga joogo 70 sano
Waa 70 sano somalida dhib nooc kastaa oo ahaan lahaa lagu hayay

Xol doon

Sida aay wararka sheegayaan RW somalia hamza abdi bare ayaa u socdaalay dhanka kenyaTan ayaa ku so aadi waqti aay cirka ...
28/11/2024

Sida aay wararka sheegayaan RW somalia hamza abdi bare ayaa u socdaalay dhanka kenya

Tan ayaa ku so aadi waqti aay cirka isku sii shareri xiisada u dhaxeysa Dfs iyo jubaland
Dowlada kenya oo kamid ah dowladaha saameynta ku lih arimaha somalia ayuu kala hadli doonaa sida lafilayo

Mid ka mid ah xil dhibaanada somalia ayaa dhaawac u geystay askartii ilaalineysay barlamaanka Taas oo noqoday mid ka mid...
28/11/2024

Mid ka mid ah xil dhibaanada somalia ayaa dhaawac u geystay askartii ilaalineysay barlamaanka
Taas oo noqoday mid ka mid ah kuwa looga hadal haaynta badan yahay barasha aay bulshada ku kulanto

Address

Nairobi

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xal doon media 24 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category