Dalmar Deals

Dalmar Deals ๐™๐™š๐™–๐™ก ๐™€๐™จ๐™ฉ๐™–๐™ฉ๐™š & ๐˜พ๐™ค๐™ฃ๐™จ๐™ฉ๐™ง๐™ช๐™˜๐™ฉ๐™ž๐™ค๐™ฃ | ๐™ˆ๐™ค๐™œ๐™–๐™™๐™ž๐™จ๐™๐™ช ๐™‹๐™ง๐™ค๐™ฅ๐™š๐™ง๐™ฉ๐™ฎ ๐˜ฟ๐™š๐™–๐™ก๐™จ โ€ข ๐™ˆ๐™–๐™ง๐™ ๐™š๐™ฉ ๐™„๐™ฃ๐™จ๐™ž๐™œ๐™๐™ฉ๐™จ
๐Ÿ“ž +252-613667198 | +252-615655581

๐Ÿ’ ๐๐จ๐ฅ & ๐Ÿ ๐’๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐ข โ€” ๐Š๐ก๐š๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐ค๐š ๐Š๐ฎ ๐๐š๐ฑ๐š๐ฒ ๐–๐š๐š ๐Š๐š ๐˜๐š๐ซ $๐Ÿ๐Ÿ•,๐ŸŽ๐ŸŽ๐ŸŽ!๐ŸŽฅ Muuqaalka ka oo full ah ๐Ÿ‘‡https://youtu.be/4gIFwuz35ik?si=bK5MM...
08/09/2026

๐Ÿ’ ๐๐จ๐ฅ & ๐Ÿ ๐’๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐ข โ€” ๐Š๐ก๐š๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐ค๐š ๐Š๐ฎ ๐๐š๐ฑ๐š๐ฒ ๐–๐š๐š ๐Š๐š ๐˜๐š๐ซ $๐Ÿ๐Ÿ•,๐ŸŽ๐ŸŽ๐ŸŽ!

๐ŸŽฅ Muuqaalka ka oo full ah ๐Ÿ‘‡

https://youtu.be/4gIFwuz35ik?si=bK5MMXOuIDIThjdF

07/09/2026

7.5๐’Ž ร— 20๐’Ž, 4 ๐’’๐’๐’โ€”๐’๐’‚๐’‚๐’Œ๐’Š๐’Š๐’ ๐’˜๐’‚๐’™๐’‚ ๐’Œ๐’‚๐’‚ ๐’š๐’‚๐’‚๐’ƒ๐’Š๐’ ๐’Œ๐’‚๐’“๐’‚ ๐’˜๐’‚๐’‚ ๐’Œ๐’‰๐’‚๐’“๐’‚๐’”๐’‰๐’Œ๐’‚ ๐’๐’‚๐’ˆ๐’– ๐’…๐’‰๐’Š๐’”๐’‚๐’š ๐’ˆ๐’–๐’“๐’Š๐’ˆ๐’‚๐’. ๐Ÿ‘€

Dugsigan imisa qof ayuu xusuus gaar ah u leeyahay? Maanta mar aan booqday degmada Wardhiigley, waxaan soo maray Iskuulka...
05/09/2026

Dugsigan imisa qof ayuu xusuus gaar ah u leeyahay?

Maanta mar aan booqday degmada Wardhiigley, waxaan soo maray Iskuulka Hantiwadaag, oo ka mid ahaa dugsiyadii dowladdii dhexe, kuna yaalla Isgoyska Geed Jaceyl.

Jiilal kala duwan ayaa dugsigan soo maray; qaar arday ayay ka ahaayeen, qaar macallimiin, halka qaar kalena ay maalin kasta jidkan mari jireen.

Maanta sidan ayuu u muuqdaa.

Haddii aad Hantiwadaag wax ku soo baratay, sannadkee ayaad dhigatayโ€”maxaase ugu badan ee aad ka xasuusataa?

05/09/2026

Nus Boos Iib ah | Tabeelaha Sheekh Ibraahim
๐Ÿ“ Cabirka: 10m ร— 20m
๐Ÿงญ Jihada: Koonfur
๐Ÿ“„ Dukumenti: Maxamed Siyaad Barre
๐Ÿ’ฐ Qiimaha: $19,000
๐Ÿ“ Goobta: Tabeelaha Sheekh Ibraahim

04/09/2026

NUS BOOS IIB AH | DIGFEER โ€“ HODAN

โ€ข Cabbirka: 7.5m ร— 15m
โ€ข Jid: Hal-jidle
โ€ข Jiho: Woqooyi
โ€ข Dukumenti: Federal
โ€ข Qiimaha: $35,000

02/09/2026

Fillo Iib ah | Sarkuusta | $56,000

Waa fillo cusub oo kana kooban 5 qol, kuna fadhida dhul cabirkiisu yahay 10m ร— 20m.

๐Ÿ“ Laamiga xaafadda: 5 boos
๐Ÿ›ฃ๏ธ Laamiga weyn: qiyaastii 600m
๐Ÿ  Kirada hadda: $250 bishii
๐Ÿงญ Jihada: Woqooyi | Hal-jidle | Jid 10m ah
๐Ÿ“„ Dukumenti: Dowladdii Dhexe.
๐Ÿ’ฐ Qiimaha: $56,000 โ€“ wada-hadal waa ka furan yahay

02/09/2026

Boos Iib Ah Muqdisho โ€“ Ex-Warshaddii Galeyda | 13.5m ร— 15m | $38,000

๐Ÿ“ž +252-613667198
๐Ÿ“ž +252-615655581

01/09/2026

Boos iib ah | Taleex, Hodan
Meel udhow fatxi Taleex

๐Ÿ“ Cabirka: 13m ร— 13m
๐Ÿ’ฐ Qiimaha: $280,000

Soonakey markii ugu horreysay waxaa laga hirgelinayaa Jaamacad.Dhismahan aad sawirka ku aragtaan waa xarun cusub oo ay J...
30/08/2026

Soonakey markii ugu horreysay waxaa laga hirgelinayaa Jaamacad.

Dhismahan aad sawirka ku aragtaan waa xarun cusub oo ay Jaamacadda Soomaaliya (UNISO) ka hirgelinayso xaafadda Soonakey.

Mala is dhihi karaa jaamacaddan cusub waxay Soonakey kusoo kordhin doontaa wax ka badan waxbarasho (ganacsi, adeegyo iyo fursado cusub)?

Address

Nairobi

Telephone

+252615000000

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dalmar Deals posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Dalmar Deals:

Shortcuts

Share

Category