Guled Gurey

Guled Gurey Digital entrepreneur and Media publisher Digital Entrepreneur & Media Publisher
(1)

20/09/2026

Scw ❤️ faafi kheerka wll

20/09/2026

🏡 is badbadalka lacagta

19/09/2026

Sheekh Maxamed Umal oo ka hadlay Adan Sahan iyo kooxdiisa arinta Dumarka guryaha miyaa lagu hayaa

Ciidamada Booliska Somaliland ayaa xabsiga dhigay Aadan Sahan, sida lagu sheegay wararka laga helayo Somaliland.Aadan Sa...
16/09/2026

Ciidamada Booliska Somaliland ayaa xabsiga dhigay Aadan Sahan, sida lagu sheegay wararka laga helayo Somaliland.

Aadan Sahan ayaa la xiray kadib hadal uu ka jeediyay arrimaha diinta iyo xuquuqda haweenka.

Intii uu hadalka jeedinayay, Aadan ayaa sheegay in diintu ay caburiso haweenka, isaga oo ku baaqay in haweenka loo oggolaado inay xorriyad helaan, isla markaana ay shaqeystaan.

15/09/2026

Scw ❤️ faafi kheerka wll

30/08/2026

Xaqiiq 🥲

Address

Nairobi

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Guled Gurey posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share