Midnimo Somali Muslim /MSM/

Midnimo Somali Muslim /MSM/ Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Midnimo Somali Muslim /MSM/, Media/News Company, Nairobi.

02/08/2026

Dagaalka ka Qarxay Itoobiya
Dagaalka dhinaca Xaduuda Sudaan aaga Magaalada Humara ee kutaala Degaanka ayuu Dagaalku ka qarxay waxuuna udhaxeeya Jabhada gooni ugoosad ka Gobolka Tigreeda ee TPLF iyo Dawlada Dhexe ee Ethiopia udhaxeeya ayaa socda malintii 2aad.
Labada dhinacba waxay adeegsadeen cub culus
Waxaa lashegayaa inay Jabhada TPLF na maanta Drone adeegsatay meel ka helena lama oga

  Xaaji Cali ShucaacAlle ha u naxariisto Halgamaa Xaaji Cali Shucaac, Jannatul Firdowsana ha ka waraabiyo.Xaajigu wuxuu ...
12/07/2026

Xaaji Cali Shucaac

Alle ha u naxariisto Halgamaa Xaaji Cali Shucaac, Jannatul Firdowsana ha ka waraabiyo.
Xaajigu wuxuu shalay ku geeriyooday magaalada Nairobi ee dalka Kenya, waxaana maanta galab lagu aasay magaalada Jigjiga.

Aaska marxuumka waxaa ka soo qayb galay masuuliyiinta deegaanka, ehelkiisa, asxaabtiisa iyo qayb weyn oo ka mid ah shacabka, kuwaas oo Salaatu janaasa ku wada tukaday.
Marxuum Xaaji Cali Shucaac wuxuu ahaa geesi, run-sheeg, diintiisana ku dheggan, kana tilmaamnaa akhlaaq iyo dabeecad wanaagsan. Wuxuu bulshada dhexdeeda ku lahaa sumcad iyo jacayl weyn, wuxuuna ahaa qof dhinac walba looga daydo.

Geeridu waa xaq, qof walbana way u imanaysaa. Alle SWT ha u naxariisto, qabrigiisana ha u waasiciyo oo ha u nuuriyo. Ilaahay ha ka dhigo kuwa uu u shafeeco Nabi Muxammad (SCW), Jannatul Firdowsana ha ka waraabiyo.

Aamiin, Aamiin, Yaa Rabbal Caalamiin.

12/07/2026

Inaa lilaah wa inaa ileyhi Raajucuun!
Geesii ayuu ahaa runtii
Naxariista jano ilahay haka waraabiyo!

Cali Shucaac

03/07/2026

Arinta Telefoonka iyo Xubnaha taranka

Waxaa lashegayaa Dadbadan inay cabsi darteed telefonada uqaban laayihiin.
Gabadhan BBC qaybta Af Oromo kashaqeysa ayaa dad badan soo warsatay.
Waxana kamidaa dadka ay warsatay Dad Magaalada moyaale iyo keeniya dhawr magaalo kunool waxayna shegeen inay arkeen dad wax yeelo so gaadhay kadib markay telefono ayna aqoonin qabteen.
Waxaa kaloo ay Dhakhaatiir waxayna sheegeen inay arintani Cabsi keento cabsidaasna warbaahintu sabab utahay kadibna maskaxdu sibuuxa uqaadato ayaa keni karta inay wax yeelo soo gaadhi karto qofka lambarka u kashakiyo lagasoo waco.

Magaalada Jigjiga Xaafada 11aad ee loo yaqaano Haamaha laydhii ayaa kamaqan 40 maalmood ilaa hadana wax udhaqaaqa oo hag...
02/07/2026

Magaalada Jigjiga Xaafada 11aad ee loo yaqaano Haamaha laydhii ayaa kamaqan 40 maalmood ilaa hadana wax udhaqaaqa oo hagaajiyana majiro.

Address

Nairobi

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Midnimo Somali Muslim /MSM/ posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Midnimo Somali Muslim /MSM/:

Shortcuts

Share