Khalif Ahmed

Khalif Ahmed A im Somalia 🇸🇴

19/06/2026

Halalaqsi beelo guriyihii iska gubaya

Kulan wadatashi.Xildhibaan Abdi Abdow 𝐀𝐛𝐝𝐮𝐥𝐥𝐚𝐡𝐢 (Abdiaziiz) oo kamid ah Baarlamaanka Koonfur Galbeed oo maalimahan waday...
19/06/2026

Kulan wadatashi.

Xildhibaan Abdi Abdow 𝐀𝐛𝐝𝐮𝐥𝐥𝐚𝐡𝐢 (Abdiaziiz) oo kamid ah Baarlamaanka Koonfur Galbeed oo maalimahan waday kulano wadatashi ah oo loogu hadlayey isku xirnaanta, wadajirka, iyo is xog wareysi ku saabsan howlaha hortabinta u leh beesha ayaa maanta kulan wax ku ool ah la qaatay qaar kamid ah haweenka Beesha Eemad.

Kulankan oo intiisa badan daarnaa wadashaqeynta iyo midnimada beesha ayaa dhamaan haweenkii ka hadlay waxay u mahadceliyeen xildhibaanka sida joogtada ah uu u garab taagan yahay bulshadiisa waxayna ugu hambalyeeyeen guushiisa xildhibaan iyagoo si wadajir ah u muujiyey inay garab iyo gaashanba u yihiin.

Musharraxa Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya,Mudane Xildhibaan Cumar Cali Balash, waa siyaasi iyo hoggaamiye leh w...
16/06/2026

Musharraxa Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya,Mudane Xildhibaan Cumar Cali Balash, waa siyaasi iyo hoggaamiye leh waayo-aragnimo iyo karti hoggaamineed.
Waxaa lagu yaqaan ka shaqaynta arrimaha bulshada, horumarinta adeegyada dadweynaha, iyo dadaalka uu geliyo danta guud.

Sidoo kale, waxaa lagu tiriyaa musharraxiinta sida weyn loogu hadal hayo ee u tartamaya xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka, iyadoo lagu xuso khibraddiisa, hoggaamintiisa, iyo doorka uu ka qaatay adeegga bulshada.

Hey’ada Deegaan Development Organization  ayaa munaasabadda Maalinta deegaanka aduunka ku qabatay Magalada Baydhabo
07/06/2026

Hey’ada Deegaan Development Organization ayaa munaasabadda Maalinta deegaanka aduunka ku qabatay Magalada Baydhabo

04/06/2026

Imaam Naftu ay ku degan tahay oo marna qalqal dareemin Masha Allah.

Mareykanka ayaa Dowladda & Mucaaridka Muqdisho u sheegey in ay mas'uul ka yihiin waxa dhacaya oo cawaaqib-xumo ku ah dal...
04/06/2026

Mareykanka ayaa Dowladda & Mucaaridka Muqdisho u sheegey in ay mas'uul ka yihiin waxa dhacaya oo cawaaqib-xumo ku ah dalka, isaga oo ku borriyey jid nabadeed.

04/06/2026

Xaalada Magaalada Muqdisho.

04/06/2026

Gaariyaan waxaa lagu gubay Degmada Abdulaziiz ee gobolka Banaadir.

03/06/2026

Hubka noocyadiisa kala duwan ayaa la isku adeegsanayaa caawo Magaalada muqdisho.

03/06/2026

Xaalada Caawo aaga Madaxtooyada Soomaaliya ee Muqdisho.

Address

Eastleigh
Nairobi

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Khalif Ahmed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share