Tixraac Media

Tixraac Media Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Tixraac Media, Media/News Company, Nairobi.

01/01/2019

--------Yaa kugu shubay-------

Daawo riwaayad Qosoo badan ha ilaabin inad and dhahdo

31/12/2018

Wasiirro iyo Xildhibaano ka tirsan dawladda ayaa ka qaybgalay Munaasabad abaalmarin lagu siinayey shaqsiyaad iyo hay'ado lagu bogaadiyey u adeegista Bulshada, kuwaas oo loo aqoonsaday shaqsiyaadka sanadka 2018-da.

and

31/12/2018

Tirada Qaraxyada iyo dadka lagu dilay sanadkaan 2018 magaalada Muqdisho-Aqriso -na dheh

Magaalada Muqdisho ayaa noqotay magaalada qaraxyada ugu badan ay ka dhaceen magaalooyinka Soomaaliya sanadkaan sii dhamaanaya ee 2018 ay ka dhaceen, waxaana ka dhacay 13 qarax oo ah kuwa Gaadiidka laga buuxiyay.

Warbixin ay baahisay Idaacadda Goobjoog ayaa lagu sheegay in qaraxyadaasi ay geysteen dhimashada dad badan oo rayid ah, waxaana ku dhaawacantay dhiro ka badan dhimashada qaraxyada ay sababeen.
2018-ka waxaa magaalada Muqdisho keliya ka dhacay ilaa 13 qarax oo ismiidaamin ah oo ay ku dhinteen 123 qof iyo 140 dhaawac ah , qaraxyada gawaarida dhejiska ah ee Muqdisho ka dhacay waxaa ay gaarayaan ilaa 36 gaari, waxaa ku dhimatay 37 iyo dhaawac oo 50 qof ah.

Dhinaca kale waxaa sidoo kale jiray Mareykanka oo geystay 39 duqeyn, sheegtayna inuu dilay 676-qof, halka Al-shabaab sheegatay in AMISOM iyo ciidamada kale ka dileen 285, waxaa kale oo badnaa dadka ku dhintay miinooyinka iyo dilalka tooska ah oo shaqaale dowladeed, ergo iyo dad caadi ah ku jireen….guud ahaan waxaa la diiwaan-geliyey sanadkan 2018-ka dhimashada 1,643 iyo dhaawaca 570 qof, sida lagu sheegay warbixinta ay diiwaan gelisay Goobjoog.

Qaraxyada ka dhaca magaalada Muqdisho ayaa sababa dhimashada iyo dhaawaca ugu badan oo soo gaara dadka shacabka ah ee u dhow goobaha qaraxyada waaweyn ay ka dhacaan.

Address

Nairobi
00100

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tixraac Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share