Yussuf Jelle Official

Yussuf Jelle Official Politician and politics analysis

Please subscribe 🙏
15/11/2025

Please subscribe 🙏

Enjoy the videos and music you love, upload original content, and share it all with friends, family, and the world on YouTube.

Waxa Imaaraat ka sameeyay Sudaan waa waxuu nala damacsanaa balse ka kala firdhiyay madaxwaynahii h**e Mohamed Abdullahi ...
30/10/2025

Waxa Imaaraat ka sameeyay Sudaan waa waxuu nala damacsanaa balse ka kala firdhiyay madaxwaynahii h**e Mohamed Abdullahi Farmaajo .

Waxaan xasuustaa ciidan dhowr boqol ahaa una badnaa qabaa,il gaar ah inay qorteen waliba aan diiwaanka rasmiga ah ciidanka kujirin mushaar qaali ahna siin jireen , xataa marar qaar falal amni daro magaalka ka sameyn jireen.

Markuu xilka qabtay ayuu ka Imaaraatka laba arin kala doorsiiyay hogaanka ciidanka dowladda la hoos geeyo lana diiwaan galsho balse Imaaraarka qorshe kale wateen waa diideen waxeeyna ku goodiyeen in lacagta jaran doonaan .

Kadib ayay dowladu go'aan ku gaartay ciidankaas qaar lakala diro qaarna lagu daro ciidanka la diiwaan galinaayo , kadibna halkaas ayuu qorshahii Imaaraatku ku kala go'ay.

balse wali laba Maamul Gobaleed howshaas ka dhax wado ayaa jiraan walina ogaleen dowlad awood badan dalkaan ka dhalato

من لا يشكر الناس لا يشكر الله

Aan dhahno madaxwaynahii h**e mahadsanid

Abdiasis Gure

Mareykanka iyo Ingiriiska ayaa billaabay baaritaan la xiriira sida hub aad u horumarsan oo lagu sameeyay Maraykanka iyo ...
30/10/2025

Mareykanka iyo Ingiriiska ayaa billaabay baaritaan la xiriira sida hub aad u horumarsan oo lagu sameeyay Maraykanka iyo Ingiriiska ugu dambeyntii ugu gacan galeen ciidanka RSF ee Suudaan.

Baaritaanka hordhaca ah ayaa muujinaya in hubkaas markii h**e si sharci ah looga iibiyey Imaaraadka Carabta, balse kadib ay Imaaraadku u gudbiyeen RSF, si ay u beddelaan awoodda dagaalka ka socda gudaha Suudaan oo bilowgii sannadkan lagu burburiyay RSF, kuwaasoo hadda dib ula soo noqonaya awoodda dagaalka, kaddib markii ay heleen hub casri ah iyo tiknoolaniyad dagaal.

29/10/2025

I got over 10 reactions on one of my posts last week! Thanks everyone for your support! 🎉

Iminka iyo Kismayo ilalada Hasan shek
05/10/2025

Iminka iyo Kismayo ilalada Hasan shek

Istanbul Turkey shaqa kasocoto
18/09/2025

Istanbul Turkey shaqa kasocoto

Address

Nairobi
254

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Yussuf Jelle Official posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Yussuf Jelle Official:

Share