Hage Media

Hage Media 🌍 Welcome to our page dedicated to Somaliland!✨

KA DHAWRA 18-KA MAY QAYBINTA! Dhalinyarada reer soomaaliland, gaar ahaan kuwa beesha dhexe yaysan ku kadsoomin heesaha i...
17/05/2024

KA DHAWRA 18-KA MAY QAYBINTA!

Dhalinyarada reer soomaaliland, gaar ahaan kuwa beesha dhexe yaysan ku kadsoomin heesaha iyo weedhaha qoqobka iyo qaybinta ku qotoma ee Soomaaliland loo sameeyay sannadihii danbe.

Maalintan waa maalin qaran, waa maalin umadeed, waa maalin wadajir iyo wax wada yeelasho. Adiga oo heli kara suugaan iyo heeso qiimo leh oo aad ku xusto maalintan fadlan, ka fogow in aad ku muujiso suugaan ay sal u tahay qaybinta dadkeena.

U fiirso marka lagu leeyahay "hooygii nabada Soomaaliland, Duriyadii reer Sheekh Isaxaaq".

Waxa aan toos laguu idhaahdeen yaan hoos laguugu dhigin.

Address

General Waruing Street
Nairobi

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hage Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share