Star FM

Star FM Kenya's Leading Somali Radio Station with credible news and exciting & entertaining programs.

Wasiirka caafimaadka oo baaq u diray IEBC
06/09/2026

Wasiirka caafimaadka oo baaq u diray IEBC

Wasiirka wasaaradda caafimaadka ee dalka Aadan Barre Ducaale ayaa mas’uuliyiinta guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka iyo xuduudaha waddanka ee IEBC ku

Madaxweynaha dalka oo sheegay in aan mar dambe la dhoofin doonin macdan aan diyaarsanayn
06/09/2026

Madaxweynaha dalka oo sheegay in aan mar dambe la dhoofin doonin macdan aan diyaarsanayn

Madaxweynaha ayaa dhanka kale ku baaqay in hoggaamiyaasha lagu doorto waxqabadkooda iyo aragtida fog ee ay leeyihiin ee dhanka horumarka si waddanka oo dhan

Ndindi Nyoro oo IEBC uga digay musuqmaasuq
06/09/2026

Ndindi Nyoro oo IEBC uga digay musuqmaasuq

Sidoo kale , waxaa uu siyaasiyiinta mucaaradka ugu baaqay in ay midnimo muujiyaan oo ay ku heshiiyaan in ay iska soo dhex saaraan musharrax sanadka 2027-da

  STAR -SALAAMAHA Waxaad halkan noogu soo gudbisaa farriimaha tahniyadda dhalasho, salaamaha iyo hambalyada arooska.Ma j...
06/09/2026

STAR -SALAAMAHA
Waxaad halkan noogu soo gudbisaa farriimaha tahniyadda dhalasho, salaamaha iyo hambalyada arooska.
Ma jiraa qof ehelladaada ama asxaabtada ka mid ah oo aad salaamayso, waalid ay carruur u dhalatay oo aad u tahniyadeynayso ama laba qof oo isguursaday oo aad u hambalyeynayso.

Gachagua: Waxaan diyaar u ahay inaan Sifuna ku-xigeen u noqdo 2027
06/09/2026

Gachagua: Waxaan diyaar u ahay inaan Sifuna ku-xigeen u noqdo 2027

Hoggaamiyaha DCP, Rigathi Gachagua, ayaa sheegay inuu diyaar u yahay inuu ku-xigeen u noqdo Senator-ka Nairobi, Edwin Sifuna, doorashada madaxtinimada ee

“Waan fiicanahay”: Balala oo ka hadlay wararka laga faafiyay caafimaadkiisa
06/09/2026

“Waan fiicanahay”: Balala oo ka hadlay wararka laga faafiyay caafimaadkiisa

Wasiirkii h**e ee Dalxiiska, Najib Balala, ayaa beeniyay wararka laga faafiyay xaaladdiisa caafimaad, isagoo saaxiibbadiis, saaxiibbadii uu h**e ula soo

Laanqayrta Cas ee Kenya: Nafna waa inaan lagu waayin roobabka El Niño
06/09/2026

Laanqayrta Cas ee Kenya: Nafna waa inaan lagu waayin roobabka El Niño

Xoghayaha Guud ee Hay’ada Laanqayrta Cas ee Kenya, Dr. Ahmed Idris, ayaa ugu baaqay bulshada iyo hay’adaha dowladda inay qaadaan tallaabooyin taxaddar ah ka

Xildhibaanada ODM ee Nairobi oo meesha ka saaray sheegashada ah in Sakaja la siin doono tikidh toos ah
06/09/2026

Xildhibaanada ODM ee Nairobi oo meesha ka saaray sheegashada ah in Sakaja la siin doono tikidh toos ah

Qaar ka mid ah xildhibaanada ODM ayaa hoos u dhigay sheegashada ah in Barasaabka Nairobi Johnson Sakaja uu ka bixi doono xisbiga UDA kuna biiri doono ODM.

Iran oo sheegtay in weerarrada cusub ay wajihi doonaan jawaab “ka degdeg badan, ka culus oo ka xanuun badan”
06/09/2026

Iran oo sheegtay in weerarrada cusub ay wajihi doonaan jawaab “ka degdeg badan, ka culus oo ka xanuun badan”

Afhayeenka Baarlamaanka Iran, Mohammad Bagher Ghalibaf, ayaa sheegay in weerarrada cusub ee lagu qaado dalkiisa ay wajihi doonaan jawaab ka degdeg badan, ka

Address

Eastleigh, 12 Street
Nairobi

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Star FM posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Star FM:

Shortcuts

Share