13/08/2026
Raiisul wasaare ku xigeenka dalka oo u hambalyeey garsoore Cumar cartan
Hambalyo garsoore Cumar Cartan oo caawa taariikh cusub ka dhigay UEFA Super Cup, ka na soo dhalaalay mid ka mid ah masraxyada u gu waaweyn ee kubbadda cagta. Waxa aad tusaale u tahay kartida iyo dadaalka dhallinyarada Soomaaliyeed Salah Jama