Ahmed Pro

Ahmed Pro Let's bring ideas to life - collab? DM me

28/09/2025

Gabadha loo garan ogyahay Kooko Bulle ayaa si xun kula dhamqen qaar ka mid ah askarta hay'ada sirdonka iyo nabadsugida qaranka ayago u waday dad ajaanib ah garoonka diyaradaha ee Aden Adde International Airport.
Maxaa kena in Askarta soomliyeed tixgalinta 1aad siiyaaan dadka ajaanibta?

17/09/2025

Ma Leedahay Dhaqamadaan Mid Ka Mida? Hadii Aad Taqaano Qof Leh Dhanka Comment Uga Wac✌️.

17/09/2025

Muuqaalkaagu waa aqoonsigaaga!
Haddii aad rabto muuqaal soo jiidasho leh, xirfad iyo tayo leh – waxaan ku siinayaa adeegyo dhamaystiran:

πŸ“Œ Duubis Muuqaal – Kaamirad tayo sare leh
πŸ“Œ Tafatirka Muuqaalka – Editing casri ah
πŸ“Œ Naqshadeyn (Design) – Graphic iyo visual soo jiidasho leh

Ha lumin waqtiga, maanta bilow muuqaalkaaga xirfadaysan.
πŸ‘‰Igala Soo Xariir WhatsApp Number Ka Hoose!

Address

Eastleigh
Nairobi

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ahmed Pro posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share