Isack Colaad

Isack Colaad Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Isack Colaad, Media/News Company, Nairobi.

09/04/2026

La carabi gaajo caydh Xoolo laga dhaqay Indhaha Shacab-ka Caasimadda iyo Soomaaliduba Caawa halkaan bey ku jeedaan. 🇸🇴🔥

02/04/2026

Ka Qabtay😂 wasiir Fiqi oo werar afka ku Qaday lafta garen , camera manadisi ゚viralシ

  🚨 Madaxweynihii h**e ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa cambaareeyey xarigga wariye Cabdixafiid Nuur Barr...
01/04/2026

🚨 Madaxweynihii h**e ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa cambaareeyey xarigga wariye Cabdixafiid Nuur Barre oo ka tirsan TV-ga Somali Cable oo caawa lagu xiray Muqdisho.

Xarigga loo geystay Wariye Cabdixafiid Nuur Barre oo ka tirsan howl-wadeennada Somali Cable TV, xilli uu ku guda jiray waajibaadkiisa shaqo ee magaalada Muqdisho, waa arrin si weyn looga xumaado, isla markaana muujinaysa caqabado weli ka jira dhowrista xorriyadda saxaafadda.

Waa nasiib darro in Madaxweyne Xasan Sheekh oo ay gabaabsi tahay maalmaha xil-hayntiisu uu laba jibaaray caburinta iyo afduubka uu u geysanayo cid kasta oo soo bandhigtay dhaliil, ku tagri-falka awoodeed iyo hubanti la'aanta siyaasadeed oo uu dalka geliyey.

Waxaan ku baaqaynaa in degdeg loo sii daayo wariyaha, lagana waantoobo carqaladeynta shaqada warbaahinta, si loo ilaaliyo xuquuqda aasaasiga ah ee dastuurku dammaanad qaaday, loona xoojiyo kalsoonida dadweynaha ee dowladnimada.!



30/03/2026

Wasiir-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Xildhibaan Saadaad Caliyow, oo ku sugan gudaha Baydhabo ayaa fariin u diray shacabka magaalada.

DEG DEG 🚨Xage Buu kusugan Yahay lafta gareen hadda??????
30/03/2026

DEG DEG 🚨Xage Buu kusugan Yahay lafta gareen hadda??????

30/03/2026

RASMI :: Ciidanka Mucaaradka ayaa la wareegay saldhigga weyn ee booliska oo ku aadan wadada laga galo Madaxtooyada.

Muuqaal Dhameystiran Naga Sug .

30/03/2026

DEG DEG 🚨RER Baydhabo Yaa Noo Bilabo May Ka Aheed

Asc Dhaman Asxabta Manta Wa Malinti LA furay Bage ka { QARAXADA MANTA }So dhaweynta Wa xagina Culumo Jowjow 🫡
19/09/2024

Asc Dhaman Asxabta Manta Wa Malinti LA furay Bage ka { QARAXADA MANTA }
So dhaweynta Wa xagina Culumo Jowjow 🫡

Address

Nairobi

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Isack Colaad posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share