Cali Gaaboow Investigative Journalist

Cali Gaaboow Investigative Journalist Journalist

26/06/2025
26/06/2025

Jumca wanaagsan: maanta aan xasuustiina dib u celiyo, waxa aan la hadlayo waa jiilkii dhexe ee ku garaadsaday Raadiyoowga. Aan idin maqashiyo qaarkamid ah codadkii aan cashada ku sugan jirnay inta laga gaaraayo 9-ka habeenimk ama qadada 2:00 duhunimo.

Waa qaar kamid ah wariyaashii idaacadii BBC-da ee burburtay, inta dhimatay Alle ha u raxmado inta noolna Cimriga Alle ha u barakeeyo.

1. Cabdullahi Xaaji
2. Axmed Xassan Cawke (AU)
3. Aadan Nuux Dhuule (AU)
4. Axmed Cabdinuur (AU)
5. Aamina Muuse Weheliye
6. Xassan Bariise (AU)
5. Cabdinuur Sheekh isxaaq

Manala wadaagi kartaa codadkaan mid aad garanayso waqtigii uu ku beeganaa taariikh ahaan ?

Address

Nairobi
254

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cali Gaaboow Investigative Journalist posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Cali Gaaboow Investigative Journalist:

Featured

Share