Apdirahman Media

Apdirahman Media إتق الله حيث ماكنت

الدُّنْيَا طَرِيقٌ، وَلَيْسَتْ وَطَنًا؛ فَخُذْ مِنْهَا مَا يَنْفَعُكَ.Adduunyadu waa marin, ma aha hoy waara; ka qaado w...
15/08/2026

الدُّنْيَا طَرِيقٌ، وَلَيْسَتْ وَطَنًا؛ فَخُذْ مِنْهَا مَا يَنْفَعُكَ.
Adduunyadu waa marin, ma aha hoy waara; ka qaado waxa ku anfaca.

14/08/2026

Dadku Waa Dambaawayaa..

14/08/2026
14/08/2026

Jimce kasta Waxa Suno Ah.

14/08/2026

Nabiga Wuxuu Leeyahay صلى الله عليه وسلم

"خُطْوَةٌ صَغِيرَةٌ كُلَّ يَوْمٍ، خَيْرٌ مِنْ حُلْمٍ لَا يَبْدَأُ."Tallaabo yar oo maalin kasta la qaado ayaa ka wanaags...
13/08/2026

"خُطْوَةٌ صَغِيرَةٌ كُلَّ يَوْمٍ، خَيْرٌ مِنْ حُلْمٍ لَا يَبْدَأُ."
Tallaabo yar oo maalin kasta la qaado ayaa ka wanaagsan riyo aan la bilaabin.

"الدُّنْيَا لَا تَسْتَحِقُّ أَنْ تُخْسِرَ مِنْ أَجْلِهَا آخِرَتَكَ.Dunidu uma qalanto inaad darteed ku lumiso Aakhiradaa...
13/08/2026

"الدُّنْيَا لَا تَسْتَحِقُّ أَنْ تُخْسِرَ مِنْ أَجْلِهَا آخِرَتَكَ.
Dunidu uma qalanto inaad darteed ku lumiso Aakhiradaada.

"كُلُّ صَبَاحٍ فُرْصَةٌ جَدِيدَةٌ لِلتَّوْبَةِ وَالنَّجَاحِ."Subax kasta waa fursad cusub oo towbad iyo guul lagu gaaro.
13/08/2026

"كُلُّ صَبَاحٍ فُرْصَةٌ جَدِيدَةٌ لِلتَّوْبَةِ وَالنَّجَاحِ."
Subax kasta waa fursad cusub oo towbad iyo guul lagu gaaro.

﴿ وَالْآخِرَةُ خَيْرٌ وَأَبْقَىٰ ﴾Aakhiradu ayaa ka khayr badan oo ka waaritaan badan.
12/08/2026

﴿ وَالْآخِرَةُ خَيْرٌ وَأَبْقَىٰ ﴾
Aakhiradu ayaa ka khayr badan oo ka waaritaan badan.

﴿ أَلَا بِذِكْرِ اللَّهِ تَطْمَئِنُّ الْقُلُوبُ ﴾Ogaada, qalbiyadu waxay ku degganaadaan xuska Alle.
12/08/2026

﴿ أَلَا بِذِكْرِ اللَّهِ تَطْمَئِنُّ الْقُلُوبُ ﴾
Ogaada, qalbiyadu waxay ku degganaadaan xuska Alle.

Address

Nairobi

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Apdirahman Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category