S 24TV

Call Directions Website Contact the business

S 24TV Fadlan nagusoobiir si aad u hesho xogo muhim ah mahadsanidin
(14)

13/10/2026

DEG DEG "malatariga Ethiopia oo gaaray Xadka Erateria iyo Xiisad dagaal oo kataagan halkaas.....
S 24TV

13/10/2026

Saraakiisha ammaanka yaaqbirawayne ayaa kala dhexgalay maleeshiyaad kudagalamay duleedka magaaladas..
S 24TV

13/10/2026

Hadii uu Sacadaha soo socda uu wabiga kudaro Xalada deegaanka Janaalle way adkaanaysaa waxa sameyay roobabki kada'ay

Guddoomiyaha Janaalle C/raxmaan (Alcadaala)
S 24TV

S24TV Isha wararka sugan

13/10/2026

DEG DEG maamulka dagmada bardaale oo amray in latoogto
Qofkasta oo laxariira AS iyo garabka Laftagareen

Maxamed Isxaaq Xasan Gudoomiyaha Degmada Bardaale..
S 24TV

13/10/2026

Ciidamada ammaanka ee dalka Maraykanka oo baaritaan kasameyay guriga Xildhibaan ilhaan Cumar.
S 24TV

DEG DEG "Dowladda Mareykanka ayaa maanta baadhitaan ku bilowday guriga xildhibaan Ilhaan Cumar, iyada oo saraakiisha amn...
12/10/2026

DEG DEG "Dowladda Mareykanka ayaa maanta baadhitaan ku bilowday guriga xildhibaan Ilhaan Cumar, iyada oo saraakiisha amniga ay u sheegeen FoxNews; in baadhitaanku ku wajahan yahay xogeheeda socdaalka & sida ay ku tagtay dal kaas, xilli ay dhowdahay doorashada-dhexe.

Trump ayaa muddo badan ku dheggen gabadhan oo ah tii u horreysey ee Soomaaliyeed ee ka mid noqota Wakiillada Mareykanka.

12/10/2026

Villa Soomaaliya oo keliya ayaa maanta xustay maalinta Calanka Soomaaliya. Ee 12 October..

11/10/2026

DEG DEG "Pakistan oo xaalad degdeg ah ku soo rogtay Gobolka uu maamulo Xisbiga Imran Khan..

10/10/2026

Masar oo diyaarisay Ciidamo ay u soo direyso Soomaaliya..
S 24TV

Cabdifatax Tawakal ayaa kawaramaya

10/10/2026

DEG DEG "Dowladda Soomaaliya oo xoogga saartay Tababarka Ciidan cusub oo lawareegaya amniga dalka...
S 24TV

Address

Nairobi
NAIROBI

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when S 24TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to S 24TV:

Shortcuts

Share

Category