03/04/2026
iiraan ayaa burburisay xarunta kaydka xogta ee shirkadda Mareykanka ee Amazon ay ku lahayd dalka Baxrayn, waxaa weerarkan lagu sheegay inuu qayb ka yahay dhowr weerar oo maanta Iiraan ay ku beegsatay xarumaha muhiimka ah ee shirkadaha Mareykanka ay ku leeyihiin dalalka khaliijka, iyadoo weerarradan lagu sheegay inay Iiraan uga jawaabayso macluumaadka ay shirkadahan siiyaan Mareykanka iyo Israa’iil oo lagu fuliyo weerarro ka dhaca gudaha Iiraan, sida ay werisey Reuters….