Galaashe media

Galaashe media ugu imo galaashe media warar hufan oo xalaal aha!!! kuna so biir page kan

21/06/2024

Malqaqa

21/06/2024

MALQAQA

malqaqa iyo waayaheeda.

Malqaqa waa halkii uu ka dhacay isir beegsigu
malqaqa waa halkii lagu xasuuqay halyay iyo hogaamiyaba
Iyo biri magaydo isugu jirta dumar iyo caruurba

Waa halkii hoy iyo hantiba la dhacay iyagoo adeegsan haya awood dawladeed.

Maanta alle mahadiiye canaasiirtii .
way halaagsameen

Waxaase meesha ka maqan masuuliyadii dawladu ay ku lahayd.
U cadaalad helida dulmanayaasha.
Iyo inay helaan xaqoodii bina'aadanimo

Maanta waxaa si gar aha xukuumada u waydiin haya waxa ay malqaqa uga indha qarsan hayaan
Cuqaashii iyo salaadiintii ka soo hadhay dabarkoyntii TPLF.

Waxaa kamid aha wax garabka halkan idiinka muuqda laba shakhsi oo kamid aha ragii ka badbaaday dil loogu tala galay iyaga iyo dad badan oo kale in lagu laayo .
Waxaana dhacday markii dadkii ay isku xidh-xidheen oo ay baas ku fureen oo ay dadkii wada laayeen inay laba qof ka badbaadeen markay tageena ka soo dhax ka-ceen dadkii lagu laayay dulmiga meeshuna waa malqaqa dhaxdeeda.

Malqaqa in indhaha laga qabsado waa masuuliyad daro maanta.

21/06/2024
24/10/2021
21/02/2021

DULMAN EE MALQAQA *
kajira abaaro iyo oon baahsan dadka masaakiinta ah haloo gurmado,

Dad badan iyo duunyo badan ayaa intuba ku ooman malqaqa iyo nawaaxigeeda abaaraha jira awgood,

Hadaba wakhtiyadan oo kale dawlada waxaa loobaahan yahay inay garab istaag umuujiso shacabka oo marba dhibtii soo foodsaarta ay laqaybsadaan .
si masuuliyadi ku jirto




16/01/2021

Wallee Tigreegii waa jaboo
Jugiyo waxaa ku dhacay waxaan jeer la rabee.
Rabbow raadkooda lawaayaa wixii nolosha noodiiday.

Address

Nairobi

Telephone

+27614156600

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Galaashe media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share