25/08/2026
Dr. Ahmednuur Uleex ayaa u mahadcelinaya Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka, Xil. Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), oo ku martiqaaday kulan ka dhacay xarunta Wasaaradda, kaas oo uu Wasiirku la yeeshay Wakiilka cusub ee UNDP Soomaaliya, Mudane Christophoros Politis.
Kulanka waxaa looga hadlay xoojinta wada-shaqeynta iyo dardargelinta horumarinta beeraha iyo waraabka, iyo kor u qaadista wax-soo-saarka gudaha.