Nomad Network Media

Nomad Network Media Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Nomad Network Media, Media/News Company, Nairobi.

30/08/2024

Beesha Adola oo Xafiiska Odayaasha ka Furatay Elwak

Beesha Adola ayaa si rasmi ah u furtay Xafiiska Odayaasha ee Elwak, kaasoo loogu talagalay in lagu qabto hawlaha arrimaha bulshada ee beesha. Xafiiskan ayaa sidoo kale loo isticmaali karaa dhallinyarada iyo haweenka marka ay u baahdaan.

Munaasabadda furitaanka waxaa si rasmi ah u daah-furay Xildhibaan Issack Derow, MCA ee Degmada Elwak South, oo ay wehliyaan kumannaan ka tirsan qoysaska Adola ee ku nool Elwak.

Qaar Kamid Ah Sawiradaمسابقةالمظلةالقرءانيةفي عيلواق كينيا
10/08/2024

Qaar Kamid Ah Sawiradaمسابقةالمظلةالقرءانيةفي عيلواق كينيا

14/06/2024

Waxqabadka Mudada uu Xilka Haayay Ceo Suleyman Roba.

Markazka Ansaaru Sunna Ayaa Ardayda Uqabtay Tartan Qur.aan
03/03/2024

Markazka Ansaaru Sunna Ayaa Ardayda Uqabtay Tartan Qur.aan

Xaflad Loo Dhigay Ardayda Dugsiga Umul Quraa Ayaa Lagu Qabtay Magaalada Elwak Ee Ismaamulka Mandera
02/03/2024

Xaflad Loo Dhigay Ardayda Dugsiga Umul Quraa Ayaa Lagu Qabtay Magaalada Elwak Ee Ismaamulka Mandera

02/03/2024

Xaafada Al Uteeybi Ayaa laga Furay Dugsi Cibaaduraxmaan Oo Loogu Tala Galay In ay Wax ku Bartaan Caruurta agoonta
Dugsigan Ayaa Ku Yaala Magaalada Elwak Ee Ismaamulka Mandera

21/02/2024

Today at Borehole Eleven, a formerly inactive animal water trough, ravaged by the previous El Niño rains, was officially reopened in response to a significant community request. Elwasco CEO Suleiman Roba promptly led the renovation efforts, installing new piping and gate valves making it operational for both the animals and community use

17/02/2024

Xildhibaanka Mandera South Ayaa Maanta Xariga kajaray Lacgta Loogu Tala Galay Ardayda Wax kabarata Jaamacada Gaarisa Iyo Kuwa Schoolaada Mandera Ku Waas Oo Ka Soo jeeda Magaalada Elwak Ee Ismaamulka Mandera

Calling all Northerners, Our very own Elwak South Youth Forum-CBO has been nominated for the National Diversity and Incl...
01/02/2024

Calling all Northerners, Our very own Elwak South Youth Forum-CBO has been nominated for the National Diversity and Inclusion Award as best CBO. Let's unite and show our support. Please take a moment to vote for them in Category 13. Click the link below, cast your vote, and submit.

🔗 [Vote Here] diarawards.com/diar-vote/

🚨 Deadline: Tomorrow midnight

Let's make our voices heard and help ESYF-CBO win this prestigious award.

21/12/2023

Xafkad Lagu Daahfurayo Dugsiga Hawa Ahmed Ibreen Ayaa lagu Qabtay Tuulada Dawa Dheer Duleedka Magaalada Elwak Ee Ismaamulka Mandeera

Xaflad Lagu Daahfurayo Dugsiga Hawa Ahmed Ibreen Ayaa lagu Qabtay Tuulada Dawa Dheer Duleedka Magaalada Elwak Ee Ismaamu...
18/12/2023

Xaflad Lagu Daahfurayo Dugsiga Hawa Ahmed Ibreen Ayaa lagu Qabtay Tuulada Dawa Dheer Duleedka Magaalada Elwak Ee Ismaamulka Mandeera

PICTURES:  JAMHURI DAY CELEBRATIONS: ELWAK BARAZA PARK,
12/12/2023

PICTURES: JAMHURI DAY CELEBRATIONS: ELWAK BARAZA PARK,

Address

Nairobi

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Nomad Network Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Nomad Network Media:

Share