11/08/2026
๐๐๐ ๐๐๐๐๐: Dalka Suuriya, maanta maxkamad ayaa xukun dil ah ku xukuntay madaxweynihii h**e ee Bashaar al-Assad isaga oo maqan, kadib markii lagu eedeeyay dambiyo ka dhan ah biniโaadantinimada, dil qorsheysan iyo jirdil.
Maxkamadda Afaraad ee Dambiyada ee magaalada Dimishiq ayaa soo saartay xukunno dil ah oo ka dhan ah madaxda sare ee maamulka la afgambiyay ee Suuriya iyo xubno muhiim ah oo ka tirsan militariga iyo laamaha ammaanka,
Maxkamadda ayaa ku eedeesay Assad inuu si bareer ah u dilay dad badan, oo ay ku jiraan carruur, iyo sidoo kale jirdil, xarig sharci darro ah, iyo dambiyo ka dhan ah biniโaadantinimada.
Dad kale ee la xukuma waxaa ka mid ah Maher Hafez al-Asad, Fahad Jassem al-Freij, Muhammad Ayman Ayoush, Louay Ali al-Cali, Qusay Ibrahim Mahyoub, Wafiq Saleh Nasser, iyo Talal Fares al-Aysami, kuwaas oo lagu helay dil iyo jidh dil qorshaysan oo dil ah, waxaana lagu xukumay dil iyaga oo maqan, sida ay ku warrantay wakaalada wararka ee Suuriya (SANA).
Sidoo kale, waxaa xukun dil ah lagu riday Atif Naguib, oo ahaa sarkaal dhinaca ammaanka ah.
๐๐ซ๐๐ ๐ญ๐ข๐๐๐๐๐ ๐ค๐ ๐๐ก๐ข๐ข๐๐จ
ใviralใท