Hassan Turki

Hassan Turki 👉Welcome to my official page✅

Always try to😊

“Dameerku ma oga waxa uu jiidayo, Geelna ma oga halka uu u socdo waa sida ay hadda tahay xaaladda Bariga Dhexe.!
21/07/2025

“Dameerku ma oga waxa uu jiidayo, Geelna ma oga halka uu u socdo waa sida ay hadda tahay xaaladda Bariga Dhexe.!

20/06/2025

Iraan oo duqeymo culus Ku qaday Israel magalada beer Sheva muqal koban oo laga helay,,waka nin Ku calacalaya dhismahaygii wuu burburay, dhismahaygii waa la baabi’iyay.

Iiraan ayaa Ku hanjabtay in ay weerar ku qaadi doonto Channel 14 ee warbaahinta Israel, taasoo ay ku tilmaamtay qeyb ka ...
19/06/2025

Iiraan ayaa Ku hanjabtay in ay weerar ku qaadi doonto Channel 14 ee warbaahinta Israel, taasoo ay ku tilmaamtay qeyb ka mid ah mashiinka borobogaandada milatari ee Israel.

19/06/2025

Kanaalka Suweys (Suez Canal): markabka weyn ee diyaaradaha qaada ee HMS Queen Elizabeth ayaa maanta ka gudbay Kanaalka Suweys, isagoo ka yimid badda Mediterranean kuna sii jeeday Badda Cas si uu ugu biiro isku-xidhka ciidamada la yiraahdo “Prosperity Guardian Coalition”.

18/06/2025

kadib lixda maalmood ee dagaalka Iran iyo Israel ra’iisul wasaaraha yhuda netanyahu ayaa bixiyay warbixin ku saabsan horumarka hawlgalka lagu magacaabo Rising Lion.

Garoonka diyaradaha ee ben gurion: diyaarad ka tirsan ciidamada cirka mareykanka (USAF) ayaa timid si ay uga daadgureyso...
18/06/2025

Garoonka diyaradaha ee ben gurion: diyaarad ka tirsan ciidamada cirka mareykanka (USAF) ayaa timid si ay uga daadgureyso shaqaalaha diblomaasiyiinta mareykanka.

18/06/2025

Gantaal Iran oo weraar ku qaday magalada bat Yam,boliska israa’iil ayaa bad badinaya dhismaha dadka muuqaallo cusub oo muujinaya gurmad kadib markii gantaalku dhacay, xilli ay bilaabeen raadinta iyo samatabbixinta dadka gudaha dhismaha Ku hos Jira e burburay.

18/05/2025

Wax walba 0o baada laga soo helo beec miya😂😂😂

23/06/2024

Kis cusub iyo gabadh kale oo dacwo ka ah abdihafid

20/06/2024

Hada safar badan tahay waliga qof ha cawin.

13/05/2024

macalin xaliye iyo gabdho qol isla degan😭😂😅

Waxaa maakhribkii gurigeeda ka dhuntay gabar uu dhalay walaalkeey Mustaf Jego oo magaceeda la yiraahdo Shadiyo Mustaf Ca...
12/05/2024

Waxaa maakhribkii gurigeeda ka dhuntay gabar uu dhalay walaalkeey Mustaf Jego oo magaceeda la yiraahdo Shadiyo Mustaf Cabdiraxmaan,waxay ka dhuntay degmada Hawlwadaag gaar ahaan isgoyska bakaaraha.

Haddaba hadaad aragto soo wac lambaraada hoos ku qoran

0615318385 mina Mohamed

0712660424. Sucaad Mohamed

0615336799 Hirsiyo

Fadlan share gareeya si dad badan uu qoraalku u gaaro.

Address

Maragwa

Telephone

+254792785368

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hassan Turki posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hassan Turki:

Share