Shiine geedi

Shiine geedi waa pagelayha garsiga ah ee aad kala socon doontaa warraka somaliya iyo dunuda

26/08/2026

Meeshaan maaha tokiyada yaaqshid buulo shiidle. Ee waa.magaalada Boosaaso goobo dad yar ah ay daganaayeen dad shacab ah 30 ayuu cagaf la gula kala hay copy xamar past Boosaaso

24/08/2026
17/08/2026

daawo muuqlaan saka iyo xaalada magaalada Baydhabo uu dagaal ka dhacay

16/08/2026

Daawo Muuqaalkaan Madaxweyne Xasan Sheekh, Qoorqoor iyo taliyaasha Milatariga iyo Lugta ayaa gaaray Xananbuure.Dugsiga tababarka ciidanka xoogga dalka ee deegaanka Xananbuure.

15/08/2026

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa si shaqsiyan ah ugu hambalyeeyay seddexdii arday ee kaalmaha h**e ka galay intixaamka qaranka ee dugsiyada sare oo sanadkan ay u fariisteen wax ka badan 40 kun.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa ardaydan u sheegay in dowladda ay damaanad qaadday waxbarashadooda jaamacadeed ee heerka koowaad.

09/08/2026

Hambalyo Sumayo Maxamuud Abshir ookalainka koowaad ka gshay imitaankii dugsiyada hoose ee gobolka Banaadir

03/08/2026

Daawo qaabka looklahelay codadka doorashadii galmudug

03/08/2026

Daawo muuqalkaan Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee XFS Mudan Jabriil Cabdirashiid oo dib u celinaya baasaboorkii uu ka haystay dalka Kenya.

02/08/2026

Daawo raiisulwasaaraha soomalaiya iyo wafdi uu hogaaminayo oogaaray magaalada laascaano xarunt amaamulkawwaqooyi bari soomaaliya

01/08/2026

Daawo muuqaalkaan adaa yaabi doone waa ninkii gabadha iyo hooyadeed uurka u wada yeelay

Address

Nairobi
254

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shiine geedi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share