King Arwax

King Arwax Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from King Arwax, Media, Ruai.

09/01/2026

Minnesota officials say they have been blocked by the FBI from the investigation into37-year-old Renee Good, who was shot and killed by a US immigration agent on Wednesday.

26/12/2023

Casharrada qaarkood lama baran karo, laakiin waxay u baahan yihlin bug iyo qalin✌️

26/07/2023

Magaceygu Waa Zaynab , 25sano ayaan jiraa
Xaramka ayaan idiinkala soo hadlayaa
Waa Allah mahadii inkasto Uu Xaramka cidla yahay Hadane Dadka qaar Weey tagi karaan.

Wllo. Si islamnimo Ku jirto Waxaan idiinka baryayaa inaad fariinteydaan gaarsiisaan dhaman Asxaabtiina Sharafta badan
Waxaad Ku faafin kartaa fariintaan Qaab cod ah Xagga messengerka . Waxaan Ka quustay dhamaan isbitaalada Caalamka meel kasto Wax Waa leyga qaban waayay ...........

Dhaqtarkasta Waxa Uu iisheegayaa inaan Geerida gurigeeyga ku sugo Nolol dhan aduunkaan iiga soo dhamaatay .Alla ayaa Wax dilee anigane Hadalkooda Ma Aaminsani.

Waxaan 14sano la Xanuunsanahay Xanuunka Cancerka Nuuciisa B" Ee Naasaha Gala
Haddaad ilaahey taqaano islaamnimada kugu Weeyn tahay Fariinteyda Waad faafin doontaa
Ducadaanana Waad iigu qubeeyn doontaa Waayo Waxaa tahay Walaashey/Walaalkeey

Xitaa Walalahay Aabo iyo hooyo Dhaleen adiga ayaa iiga soo sokeeyo Waayo Caqiidada iimaanka ayaan Wadaagnaa Hal rasuul iyo Hal Rabbi ayaan wada wadaagnaa

Somali ahaan Waxaad tihiin dad Qaraabada jacel Dadka U naxariista U duceeya Waana Sharaf iyo Karaamo aad dadka aduunka dheer tihiin Alxllh.

Waxaan Kugu dhaariyaya Allah Caziizka ah jabbaarka ah inaad Codsigeeyga gaarsiiso dhamaan Walaalaheyga kale Ee ku jira groupka aad adiga ka tirsan tahay ilaa 5group Ku faafi.

Iisoo duceeya Waxaan rajeynaa inaanka caafi maadi doono Xanuunkaan
Haddii rabbigeey I ` Oofsadana Naxariis iisoo Weeydiiyay Qabriga Ayaan idiinkaga horeeyn Haddii ay timaado ajasheeyda.

Zayanab Ducadaada ayeey Sugeeysay
Allah idiin barakeeyo Dhamaantiin."

" F.G Wll fariintaan goor dhaw ayey naga soo gaartay Gabadhaan Walaasheen ah.
Haddii inyar Oo damiir islaamnimo
beni Aadmnimo Kugu jirto haka gudbin adigoon U duceeyn Siina faafin mhadanid.

Sh Axmed M Dhagaxtuur

22/06/2023

*A wise man said:
πŸ‘‡πŸ»
Don't take revenge.
The rotten fruits will fall by themselves.

28/03/2023

Nooloshu waa hiigsi iyo.Inaad leedahay han sare..Haraad wixii loo maraa...Hubaal la dheefsaadaa...Dayaxaa o kuu holcaayo...Hadeey daruuruhu qariyaan..Haa dib dhigin hankaageee...Dadaal oo ku sii hami...Inaad mar un heleeysid.
βœ…βœ…βœ…βœ…βœ…βœ…βœ…βœ…βœ…

24/04/2021

Safar salamo

17/03/2021

Asc

29/01/2021

Like saar
share nh dh
nambar nh qabso 1........100
naseeb wacan

30/12/2020

The new year its my birthday
πŸ–οΈπŸ–οΈπŸ–οΈπŸ–οΈ

Send a message to learn more

Address

Ruai

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when King Arwax posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to King Arwax:

Share

Category